---------------------------------------------------------------------------------------------
Ok. now open your notepad and let's put stuff on Object.js
------------------------------------------------------------------------------
Game kasto oo lasuubiyo waxaa u baahantahay object adigoo u isticmaalaya sida template...
now we need to create object template....
------------------------------------------------------------------------------------
Hada waxaan suubisaneen variable object magaciisana waxaan u bixineeynaa sawirObject.. ok..
That is easy: Now we need to add some properties in this sawirObject. Waxaan u bahaanahay inaa qeexno afar shay.var sawirObject={
};
ok. Now let add those properties...1. sawirka width
2. sawirka height
3. sawirka x
4. sawirka y
--------------------------------------------------------------
Beautiful: As you can see markaad suubineeysid properties wax u dhaxeeysineeysa coma. Also width iyo height tiradaan siiyay waa sawirka aan isticmaali doona ayaa sizekiisa ah. adiga waa badeli kartaa hadii uu ka duwanyahay.var sawirkObject={
sawirWidth:148,
sawirHeight:104,
sawirX:0,
sawirY:0
};
waxaan u baahanahay inaa ku darno sawirObject width iyo height iy x iyo y uu canvas uu siin doon.
let' add that one now.
Beautiful: We have complete sawirObject. Now before plugin to our image. Waa inaa xafidanaa shaykasto aan kasuubineeyno sawirObject. Maxaa yeelay canvas wax ma xafido.var sawirkObject={
sawirWidth:148,
sawirHeight:104,
sawirX:0,
sawirY:0,
width:148,
height:104,
x:0,
y:0
};
Su'aashashaa waan ka jawaabi doonaa casharki soo socdo.....Waxaan rabnaa sawiro ka badan hal inaa soo galino canvaska sideen u xafidnaa variableka sawirObject?
Inshallah!
<<Previous lesson