Page 1 of 2

GalMudug Opens Schools in district of Wadajir, Galkacyo- Pic

Posted: Wed Jun 20, 2007 1:24 pm
by Karbaash_killa
http://www.hobyoradio.com/6,20,72.htm

XAFLADDA FURITAANKA DUGSIGA HOOSE/DHEXE IYO SARE EE SHACABKA
Jun,20,2007 www.Hobyoradio.com



Waxaa taariikhdu markey aheyd 15/06/2007 lagu qabtey magaaladda Gaalkacyo, degmadda Wadajir, xaflad lagu maamuusayo furitaanka Dugsiga Hoose/Dhexe iyo Sare ee Shacabka. Xafladdan oo si heer sare ah loo soo agaasimay waxaa ka soo qeybgaley madaxda dowlad goboleedka Gal-Mudug State, Jaaliyaddaha dibadda, dhaqaatiir, waxgarad iyo dadweyne kale oo farabadan oo ka kooban qeybaha kala duwan ee bulshadda.


Dadkii halkaa ka Hadley waxaa ka mid ahaa maamulaha Dugsiga H/Dhexe iyo Sare ee Shacabka Axmed Aaden Cabdille (Axmed-Nuur) oo faahfaahin dheer ka bixiyey sababta iyo ahdaafta loo aasaasey Dugsiga Sare ee Shacabka. Maamuluhu wuxuu sheegay in ay keentay baahidda balaaran ee waxbarasho ee ka jirta gobolka iyo iyadoo dugsigan Sare uu yahay kii ugu horeeyey ee isagoo kale ah ee laga furo deegaankan. Maamuluhu wuxuu ka warbixiyey qeybaha dugsiga Shacabka oo ka kooban waxbarasho rasmi ah (formal education) oo ka kooban Hoose, Dhexe iyo Sare iyo qeyb waxbarasho aan rasmi aheyn (informal education). Wuxuu kaloo xusey iney jiraan koorsooyin khaas ah oo loogu talogaley dhalinyaradda dhaaftey xiligii waxbarashada aasaasiga ee aamintey inaaney waxba baran karin in dugsigu ugu talogaley koorso waqti gaaban ay ku diyaarin karaan shahaadada dugsiga sare. Ka dibna ay u furan tahey in ay fadhiisan karaan kuliyadaha iyo jaamacaddaha dalka iyo dibadda.

Marti sharaftii faraha badneyd ee halkaa ka hadashey waxaa ka mid ahaa Shiikh Cabdullahi Iimaan Aaden oo ka mid ah jaaliyadda dibbada: Mudane Iimaan wuxuu dadweynii halkaa isugu yimid aad iyo aad u dareensiiyey qiimaha ay waxbarashadu leedahay. Shiikhu wuxuu tusaale u soo qaatey in ka sokow bini’aadamka caqliga la siiyey, in xitaa haddii xayawaanka wax la baro oo tababar la siiyo uu xayawaanadda kale ka qiimo badnaanayo isagoo xusey in xayawaanka la tababaro ee lagu ugaarto wixii uu kuu soo qabto ay xalaal yihiin, halka midka aan tababarneyn ay xaaraam noqonayaan ugaarta uu dilo. Dalalka Yurub eeyaha waxaa loo tababaraa dadka indhaha la’, waxey eeyahaasi xifdiyaan nambarka sirta ah ee qofka iyagaana bankiga la taga kaarka qofka, machine-ka ayey galiyaan ka dibna waxey garaacaan raqam-siraha ka dibna afka ayuu ugu keenaa qofka indhaha la’ lacagtii iyo cardkii. Runtii shiikhu wuxuu si xikmad ku saleysan ugu baraarujiyey dadkii halkaa isugu yimid in ay iyaga iyo ubadkooduba wax bartaan.



Marti sharaftii qiimaha badney ee halkaa ka hadashey waxaa kale oo ka mid ahaa Dr Cabdirisaaq Dalmar oo ah madaxa hey’adda horumarinta Mudug (MDO)/Isbitaalka Indhaha ee Al-Nuur, oo mashruuc indhaha loogu fiiqayo laguna daweynayo soo gaarsiiyey |gobolkan Mudug. Mashruucan oo ay ku wehliyeen sideed dhaqtar oo ajnabi ah oo ka kala yimid lix dowladood oo ka mid ah qaaradaha Amerika, Yurub iyo Aasiya.



Dhaqtarka oo qudbad dheer ka jeediyey xafladdii lagu maamuusayey furitaanka Dugsiga Hoose/Dhexe iyo Sare ee Shacabka ayaa si hufan ugu sharxey qiimaha waxbarashaddu leedahay oo aan hubo in dadkii dhageystey ay xikmad iyo talo badan ka xambaarsadeen. Dr-ku wuxuu cadeeyey in isagoo ku hadlaya hey’adda horumarinta Mudug iyo jaaliyadda dibadda ay garab istaagi doonaan horumarinta waxbarashadda ee gobolka, gaar ahaana ay garabtaagan yihiin dugsigan Shacabka iyo sidii uu ku horumari lahaa iyo sidii waxbarasho tayo leh loogu heli lahaa dadka deegaanka.

Marti sharaftii xafladan ka qeybgashey kana hadashey oo aad u farabadneyd waxaa ka mid ahaa:


Dr. Basuri Hassan Nuur. (Agaasimaha W. Caafimaadka ee Gal-Mudug).
Cusmaan Nuur Qeyd (Madaxa Odoyaasha Dhaqanka G/Mudug).
Maxamed Sh. Maxamuud Cawaale “Max’ed-Saadaq” (Jaaliyadda Dibadda).
Gaashaanle Nuur Qeyd (Jaaliyadda Dibadda).


Iyo marti sharaf kale oo badan.

Ahmed A. Cabdulle

Gaalkacyo,GalMudug State

Hobyo Radio News Media

Re: GalMudug Opens Schools in district of Wadajir, Galkacyo- Pic

Posted: Wed Jun 20, 2007 1:25 pm
by Sadaam_Mariixmaan
Kemiko is a B1TCH of Cadde Muuse

Re: GalMudug Opens Schools in district of Wadajir, Galkacyo- Pic

Posted: Wed Jun 20, 2007 1:27 pm
by Karbaash_killa
Its sure makes me proud to see a jelous Mareexan... so sxb quit the cat business and tell me whats crakking with JVA and when it will be brought back... cuz as you can see Galkacyo is coming back to its rightful owners!

Re: GalMudug Opens Schools in district of Wadajir, Galkacyo- Pic

Posted: Wed Jun 20, 2007 1:28 pm
by Sadaam_Mariixmaan
jealous?? PLEASE!!

Jubbaland Shall Rise again!

Re: GalMudug Opens Schools in district of Wadajir, Galkacyo- Pic

Posted: Wed Jun 20, 2007 1:55 pm
by Karbaash_killa
Cat!

Re: GalMudug Opens Schools in district of Wadajir, Galkacyo- Pic

Posted: Wed Jun 20, 2007 1:58 pm
by Sadaam_Mariixmaan
i ain't a MJ sxb i'll fight instead of being a pussie Wink

Re: GalMudug Opens Schools in district of Wadajir, Galkacyo- Pic

Posted: Wed Jun 20, 2007 2:21 pm
by cabdi123
sadaam mariixaar

why don't you go to garbaharey forum here is mudug.

Re: GalMudug Opens Schools in district of Wadajir, Galkacyo- Pic

Posted: Wed Jun 20, 2007 2:26 pm
by cabdi123
saxib karbash kila.

it is good to see our degaan get rebuild.

there is other school on the way aswel waxa la dhagax dhigay shalay.It's going to be laba dabaq

Re: GalMudug Opens Schools in district of Wadajir, Galkacyo- Pic

Posted: Wed Jun 20, 2007 2:31 pm
by The Magnificent
The people in the picture...are they Hawiye or Majeerteen?

What qabil is the majority in Galkacyo..Majeerteen or Hawiye?

What clan lives in Wadajir district, anyways? Confused What Districts in Galkacyo are strictly Majeerteen or Hawiye?

Re: GalMudug Opens Schools in district of Wadajir, Galkacyo- Pic

Posted: Wed Jun 20, 2007 2:55 pm
by Karbaash_killa
baraxley is Sacad, wadajir is mixture of Sacad,sheikhals,dir and some leelkase..

Im looking forward to seeying the constrution on the new finishing... another step in the right direction..

Re: GalMudug Opens Schools in district of Wadajir, Galkacyo- Pic

Posted: Thu Jun 21, 2007 5:05 am
by cabdi123
karbaash kile

wadajir is mostly sacad with litle shiiqaal and litle dir degaan.

leelkase or any daarood don't live any were close to there. daarood live in the north of galkacyo

Re: GalMudug Opens Schools in district of Wadajir, Galkacyo- Pic

Posted: Thu Jun 21, 2007 7:25 am
by Xamud.
^^^^
You wanna bet Saxiib? When did Sheeqal Live in Gaalkacyo? Theres more Awrtable and Marexaan then Sheeqal and dirtaa aad sheegeysid, Few Sheeqal and Dir doing business doesent mean a shit. Nevertheless Which Darood Clans live in gaalkacyo as Majority except Majerteen and Leelkase? As Far as am concern Gaalkacyo is a sedex qabiil Maagalo everyone els is either our guest or minority. Wadajir is none mans land you can find everything from MJ too Awrtable to Sacad and Maadhibaan

I will be heading too Gaalkacyo In December Inshallah And I will post live pictures Cool

Re: GalMudug Opens Schools in district of Wadajir, Galkacyo- Pic

Posted: Fri Jun 22, 2007 2:49 pm
by cabdi123
xamud

I don't need to bet with you.you are just talking shit.
firstly wadajir is in south gaalkacyo Galmudug habar gedir controls there,you got shiiqaal and dir living with them there are 1 or 2 leelkase families livin in wadajir it doesn't mean that it is leelkase degan. There are sacad families living and doing business in north gaalkacyo is doesn't meant that it is sacad degaan.majeerteens live in the far north of gaalkacyo.owrtable were do they come from.

sheeqaal live in large numbers in gaalkacyo so are dir and they live in wadajir.
I'm going before you to gaalkacyo in oktober so I will take the first pictures.

Re: GalMudug Opens Schools in district of Wadajir, Galkacyo- Pic

Posted: Fri Sep 21, 2007 12:22 am
by m.o.i-sabriye
[quote="Xamud."]^^^^
You wanna bet Saxiib? When did Sheeqal Live in Gaalkacyo? Theres more Awrtable and Marexaan then Sheeqal and dirtaa aad sheegeysid, Few Sheeqal and Dir doing business doesent mean a shit. Nevertheless Which Darood Clans live in gaalkacyo as Majority except Majerteen and Leelkase? As Far as am concern Gaalkacyo is a sedex qabiil Maagalo everyone els is either our guest or minority. Wadajir is none mans land you can find everything from MJ too Awrtable to Sacad and Maadhibaan

I will be heading too Gaalkacyo In December Inshallah And I will post live pictures Cool[/quote]


bullshit!!!

galkacyo belongs to hiraab-habar gidir in particular sacad siciid. the majerteen move to galkacyo in the 1930s. i saw the somali italy map of 1930s and the map says "sacad siciid" city.

Re: GalMudug Opens Schools in district of Wadajir, Galkacyo- Pic

Posted: Mon Sep 24, 2007 1:53 pm
by Luq_Ganane
Mashallah. Wax barasho in Deen and Dunya is important.