Page 1 of 1

S.C. Jeele's attempt to invade GM with Puntland endz in fail

Posted: Wed Jul 25, 2007 9:28 am
by Karbaash_killa
maleeshiyo beeleed ka tirsan beesha Majeerteen oo uu Salaad C. Jeele saldhig uga sameeyay deeganka bandiiradleey oo ay beesha Sacad ka raacdeysteen xeradaas.

(25-07-2007) Waxaa maalinimadii daraad ka dhacay Magaalada gaalkacyo is afgaran waa ka dhasahay Maleeshiyaad ay leeyihiin beesha majeerteen gaar ahaan jufada Cumar Maxamuud oo uu soo dajiyay salaad cali jeele degmada Bandiirad leey oo ay dagan yihiin beesha sacad (habargidir) kuwaasoo ku soo xadgudbay Qadkii cagaarnaa ee u kala ooli jiray beelaha sacad iyo ma jeerteen.

Beesha ma jeerteen ayaa ku andacootay in uu soo dajiyay Xiradani salaad cali jeele, balse beesha sacad ayaa u sheegtay beesha ma jeerteen in salaad uusan Halkaan ka talin hadii ay rabaan meel uu salaad ka taliyo ay aadan Muqdisho.

Beelahaan ayaa waxay in mudo ah ku dagaalamayeen magaalada gaalkacyo waxaana dhexmaray dagaalo faraha looga gubtay kaa soo uu ka mid ahaa dagaalkii Haaf qiyaamo. Arintaan ayaa markii danbe waxaa soo dhex galay odayaasha labada dhinac waxaana lagu dhameeyay in ay beeshaasi ku laabato fariisimadii ay lahaayeen.

Dalkanews.com Muqdisho

------
viva Galmudug.. Laughing Laughing Laughing

Re: S.C. Jeele's attempt to invade GM with Puntland endz in fail

Posted: Wed Jul 25, 2007 1:46 pm
by Luq_Ganane
Isn't "Galmudug" a Puntland enterprise? Why would they attack it? Confused

Re: S.C. Jeele's attempt to invade GM with Puntland endz in fail

Posted: Thu Jul 26, 2007 3:36 am
by Karbaash_killa
Again.. how you come to these conclutions remains a mystery... but how ever this is a great step.. By col. Muxyadiin in securing Galmudug deegans.. Laughing from dabayaaco and their dammeeer harti abgaal master!

Re: S.C. Jeele's attempt to invade GM with Puntland endz in fail

Posted: Mon Jul 30, 2007 11:16 am
by Luq_Ganane
KK, I could've sworn I read somewhere, where Cadde Musse was supporting the creation of GM. While I would love if there was a real mamul goboled (better for long-term Somalia), I don't think you guys can control the lawless loving elements on one hand, and the Majerten wannabe elements within your ranks (Sacad). In addition I don't think Cayr and Saleban are too enthusiastic with working with Sacad. I personally think HG's biggest downfall was when they didn't wholeheartedly support Ina Salad Xassan a few years back, as he's your most savy politician, and smartest figure. No suprise, as he learned from MSB (Aun).

Re: S.C. Jeele's attempt to invade GM with Puntland endz in fail

Posted: Wed Aug 01, 2007 11:10 am
by Karbaash_killa
Adeer, your thoughts are irelevant and some what fictional..

Clashes of intrests are something of the past and Gobolnimo is beying implementallover Galmudug State of Somalia Laughing

Re: S.C. Jeele's attempt to invade GM with Puntland endz in fail

Posted: Thu Sep 20, 2007 7:29 am
by m.o.i-sabriye
sacad saciid=the back bone/brain of habar gidir.