Page 2 of 2
Re: Finally
Posted: Fri May 09, 2008 1:56 am
by xidigow
gemini07 wrote:^ bishimahaaga korre baa kuu soo uray,orad iskadhaq
Maandhey Bushimaheyga kore waa nadiif anaa oge mana soo uraane, armey kuwaaga hoose yihiin waxa ii soo uray?
Re: Finally
Posted: Sat May 10, 2008 5:20 am
by gemini07
no,ma ihi hooyadaa
Re: Finally
Posted: Sat May 10, 2008 10:02 am
by xidigow
gemini07 wrote:no,ma ihi hooyadaa
May hoyadey ma ahan. Hooyadey waligeed ma qaraaban sidaadu kalan jamaykan for xashiish uguma dhigan. Marka waan hubaa wax ii soo uray inay adiga tahay.
Re: Finally
Posted: Sun May 11, 2008 11:26 pm
by gemini07
going of on a tangent i see,

keep ranting and raving you stupid lunatic
i see you just want me to go back and forth with you,but i refuse to entertain you

Re: Finally
Posted: Wed May 14, 2008 12:31 pm
by Xamud.
Xidigow
Awoowo Yaa tahay Hortaa? ku so dhowo Mudug Sectionka...
Re: Finally
Posted: Mon May 19, 2008 4:29 am
by xidigow
Xamud. wrote:Xidigow
Awoowo Yaa tahay Hortaa? ku so dhowo Mudug Sectionka...
Asalka mudug
Re: Finally
Posted: Tue May 20, 2008 10:22 am
by Xamud.
xidigow wrote:Xamud. wrote:Xidigow
Awoowo Yaa tahay Hortaa? ku so dhowo Mudug Sectionka...
Asalka mudug
Adeer Reer mudug baan isla nahay waxbaa yaanan iska daba wareegin! reer mudug asal ah waan awada nahay ee yaa tahay! yaad isku mag tihiin
Re: Finally
Posted: Tue May 20, 2008 12:57 pm
by xidigow
Xamud. wrote:xidigow wrote:Xamud. wrote:Xidigow
Awoowo Yaa tahay Hortaa? ku so dhowo Mudug Sectionka...
Asalka mudug
Adeer Reer mudug baan isla nahay waxbaa yaanan iska daba wareegin! reer mudug asal ah waan awada nahay ee yaa tahay! yaad isku mag tihiin
Kuwa meesha ugu dadnimo roon dee
Re: Finally
Posted: Wed May 21, 2008 3:18 pm
by Xamud.
Kuwa meesha ugu dadnimo roon dee[/quote]
War heedhe marbaa sheeko raqis ah haa ila imaan ee yaad tahay? ninwalbe ciidisu Dadnimo iyo awood ku tilmama.
Re: Finally
Posted: Sun May 25, 2008 6:41 am
by xidigow
Xamud. wrote:
Kuwa meesha ugu dadnimo roon dee[/quote]
War heedhe marbaa sheeko raqis ah haa ila imaan ee yaad tahay? ninwalbe ciidisu Dadnimo iyo awood ku tilmama.
War heedheh waa laguu yaqaan.
Re: Finally
Posted: Thu May 29, 2008 10:54 am
by Xamud.
xidigow wrote:Xamud. wrote:
Kuwa meesha ugu dadnimo roon dee[/quote]
War heedhe marbaa sheeko raqis ah haa ila imaan ee yaad tahay? ninwalbe ciidisu Dadnimo iyo awood ku tilmama.
War heedheh waa laguu yaqaan.
Waa lagu yaqaana maxaa ka wada? waryaa dimbili kugu dhagtay ee kuman fahmin.