Re: Mugdi Mudug.....
Posted: Sat Aug 08, 2009 7:30 am
Xamud. wrote:What happend to Cusmano? maa tolki jooga New Zealand baa ogaaday oo qab qabtay?
Maya adminka qabtay oo qaarijiyay.
Xamud, Cidlo iyo nus weeye meesha ee waa in aan ku camiraa, ma is tiri? lol. Lets start off with a Q&A....bal tollow, whats the second largest city in the mudug region? Yaa dago...maxaase laga helaa?
