Cabdi.... sxb adalkaga hadee kaa aheen aflagaado ..dib isuga noqo..
Col.Abdi qeybdiid waa nin lafteyda ka dhashay... Sacadna asaga ayaa ugu hub bandaa marka warkana wuu naga diiday ee si kale aan uuga fahdiisino wa weynay..Taagero aan xigsadona..waxaa igu dambeyday.. waagii Caakaro..
Anigu waxaan lajiray maxaakimta ,dad walaalheyna ah Cabdi wey ladgaalameen.... marka ma nadhikartid Abdi qeybdiid laftiisa ayaa tageereyso..taas waa qodob.
Qododka kale waxaa weeye, GalMudug waxaa loo dhisay umada ku nool dhulkeynii iney wax uqabato... hase ahaate waxaa la abaabulay ..summerki 2006 ..waqtina ee ku yeelato ciiidamo difaac oo cidkale la dagaalanto ma eesan helin..
hadaba Soomaliaya waa ogtahay waxa ka socdo.... ciidamo puntland waxee umarayaan dhulkeenu waa amar Biijo ka timid oo ah mid beesha habar gidir oo dhan intey isku hoos imaan laheed Galmuudg iney sika xoreeyan ayaa la rabay... ee hal beel hala beegsan dambi..
reer cadaado ba waligood ayaa la kormarayay ..shalay markii ee dalgalka maqleen xamar ayey ayguna xiniyo isku yeelen ee ha umoodin inaan raali kanahay Puntland iyo xumaateeda ey ku taagereyso cadowga umada soomaliyeed!
backto english...
GM state is not Pro TFG nor Pro Puntland... by any mean... Last Summer, our newly founded State was abused by this warlord and we are still struggling to recover from the shame Him and his suufi followers try to cast on GM's honourable name..we have mislead suufis like AW who try to use the respectable Sacad name in order to protect their own interest...
Once the funding and rebuilding of the defense force is in place we will carry out several task on the borders with puntland.. you just have to give it time..
Af libax.. and cabdi i can give you a better understanding of GM State...but first I'd like to know cida aad tihiin ...to clarify your concerns over GM....
Thank you
your GM representative on Snet
