Beesha Sacad ayaa kulumo & shirar Uga socda magaalada Muqdisho looga dhawaaqay Gole Cusub. Golahaas oo xalin doono tafaraaruqii & is fahan waagii u dhaxeeya beesha dhaxdeeda.
Golaha Marjaca ee Beesha Sacad ayaa ku yimid wada tashi & is fahan badan oo dhaxmaray odayaasha dhaqanka,Aqoony yahanada ,Indho yar garadka ,Ganacsatada ,Saraakiisha ,Dhalinyarada & Jaaliyadaha beesha Sacad ee ku nuloon dibada, kadib markii ay arkeen baahida looqabo Galahaas Marjaca ee beesha sacad.
Sida lawada oogsoonyahay Beesha waxay leedahay dhaqan soo jiraan ah kuna salaysan is qadarinta ,midnimada & is xaqdhoowr, taasoo ay si cad uga muuqatay sooyaalka taariiqda , waxay caan ku tahay hido & dhaqan wanaagsan iyada oo si nabad galyo ah u xaliso qilaafkooda ka dhasha duruufaha adag ee taagan markaas iyada oo loomarayo Cuqaasha,Culumada & Indhay garadka.
Sidoo kale waxay ilaalinaysaa Beesha Go`aana ku gaartay in si taxadar ah looga hortago qatarta mabaadiida Guracan ,Waxayna sidoo kale sharci u ah Kitaabka Alle Subxaana wataacaala soo dajiyay & Sunada Nabigeena NNKH iyadoo lagu dhaqmayo Shareecada islaamka.
Beesha Sacad Waxay dhalyo & walaal la tahay Beelaha Habargidir & Beel waynta Hawiye mana jiirto wax gooni ah oo ay uga maqan tahay Dhibaatada & Colaada Taagan Mana jirto wax gooni uga saarayso xaalada taagan. waxayna diyaar u tahay in ay dhawrto daris wanaaga ay la leedahay Beelaha kale ee soomaaliyeed oo ay yihiin ood wadaagta sida beelaha ay dariska yihiin ayna ka rajaynayaa in xagoodana ay xaqdhawri daris wanaag.
Isla markaasnaa waxay Beeshu isku raacday in Maamul Gobaleedka GalMudug State lagu taageero Hiil & Hoo iyada oo uu aqoonsi uga baahan yahay beesha dhaxdeeda & beelaha kale ee Kusoo biiri doono kuwaas oo dhalasho & deegaanba lawadaago.
Hadaba Wadahal badan & is fahanka dhexmaray waxay Beeshu go aan satay in ay magacawdo Gudi ka kooban sodan & shan (35) Xubnood oo leh Gudoomiye, sadax gudoomiye ku xigeen & Xogye Guud .
-Gudoomiye Proff Maxmed Faarax Jimcaale
-kuxigeen Col Max’ud Kaahiye Barre(luga God)
- = Cabdi Nuur Qayd
- = Maxmed Jaamac Dirir
- = Sciid Faarax Cigaal
Xoghayaha Guud eng Cabdi Maxmuud Maxmed Ciro
Iyada oo looga fadhyo gudiga Golaha & Xubnaha ay doorteen sidii ay u dardar galin lahaayeen hawlaha loo xilsaaray & wada xaajood ayada Beesha dhaxdeeda & bulshada dhamaanteed dhaqan & siyaasad intaba.
Shirkaan ayaa waxaa kasoo qayb galay xubno aad u farobadan oo ka kooban aqoon yahano,Dhalinyaro,Culumnaa udiin ,Haween , siyaasiyiin bulshada kuleh magac wanaagsan & marti sharaf badan.
waxaana ka mid ahaa xubnihii beesha ee goobjooga ka ahaa ee aan magacyadoo soo qaadan karnaa.:-
Dr. Max’ed Faarax Jimcaale
Col. Max’ud Kaahiye Barre
Md. Cabdi Nuur-qeyd Dhooley
Md. Max’ed Jaamac Dirir
Md. Saciid Faarax Cigaal
Md. Cabdi Max’ed Xasan
Md. Max’ed Axmed Guuleed
Md. Xuseen Jaamac Kadiye
Md. Max’ed Guure Guuleed
Md. Cali Cabdi Kulane
Md. Cabdi Xasan Faarax
Md. Bashiir Warsame Cawaale
Md. Max’ed Warsame Guutaale
Md. Baniin
Md. Max’ed Cali Raage
Md. Yuusf Kullane Galleyr
Md. Max’ed Max’ud Shirwac
Md. Nuur Kulmiye Gaboyale
Md. Xuseen Faarax Max’ed
Md. Aadan Saciid Warsame
Md. Cabdi Fandhe Guure
Md. Mooge Diini Gurey
Md. Axmad Cismaan Rooble
Md. Maxamuud C/kariin
Md. Cali-Xaashi Max’ed Sahal
Md. Xasan Kulane Galeyr
Md. Shariif axmed Kulane
Md. Cali Cawaale Barkhadle
Md. C/laahi Warsame
Md. Cabdi Max’ed Cali
Md. Yuusuf Xuseen Cismaan
Md. C/laahi sh. Saciid
Md. Sh. Salaad Max’ed
Md. Xasan Muuse Sahal
Md. Max’ed Xaashi Max’ed
Md. C/risaaq Cumar C/lle
Md. C/raxmaan Sh. Axmed
Md. Max’ud Xuseen Cigaal
Md. Daahir Mire Cali
Md. Garaad Aadan Cilmi
Md. Cali Salaad Barkhadle
Md. C/qaadir Xuseen Geedi
Md. Cabdi Cali Yare
Md. Cabdi Cali Jaamac
Md. Axmad Xuseen Xaaji
Md. Max’ed Xaashi Cali
Md. Cilmi Diiriye Faarax
Md. Jaamac Max’ed Xalane
Md. Max’ud Saciid Kheyre
Md. Max’ud Ashkir Cawaale
Md. Duraan C/salaam shido
Md. Muxyadiin Faarax Cali-Kaar
Md. Cabdi Cali Cigaal
Mw. Maryan Cabdi C/raxmaan
Mw. Siraad Max’ed Cali
Mw. Caasho Max’ed Xirsi
Mw. Saamiya Cali Warsame
Mw. Xaawo Xasan Fanax
Mw. Kiin Salaad Cali
Mw. Sahra Cali Yuusuf
Mw. Faadumo Xasan Max’ed
Mw. Maryan Xasan Cilmi
Mw. Kaafiyo Cabdi Max’ed
Mw. Muxubo Abshir Muxumad
Mw. Muraayad Salaad
Mw. Xaliimo Ciise Cilmi
Mw. Xabiibo Yuusuf Cilmi
Mw. Abshiro Xasan Barkhadle
Mw. Caasho Max’ed Kheyre
Mw. Maryan Shire Xasan
Mw. Idil Jaamac Isaaq
Mw. Daleys Cali Wardheere
Mw. Dahabo ----------- Geedi
Mw. Ardo Ashkir Diirshe
Mw. Wiilo Cabdi Cilmi
Mw. Sacdiyo Cismaan Geedi
Mw. Nuuro Faarax Kaarshe
Mw. Cibaado Xaashi Cirbad
Mw. Sahro Daleel Canshuur
Mw. Faadumo Axmed Cali
Mw. Qadro Max’ed Shire
Mw. Farxiyo Saciid Cali-dhuux
Mw. Xabiibo Cali Biikalo
Wabilaahi Tawfiiq
Guul & Gabangabo
Bahda HobyoNet waxay taagaaro siinaysaa Qof walba oo ay u aragto in uu ka shaqaynayo Nabada & wada noolaansha Bulsha waynta soomaaliyeed & dhamaan beelaha soomaaliyeed waxaana ah waajib in aan hiil & Hooba siino Beesha Sacad go aanka ay ku raadinayso midnimadeeda insha allaah.
Maamulka shabakada HobyoNet
Muqdisho Office
Somalia
---------------------------------------------------------------
Maasha allah.. this is truly one of the best things thats to come out of the 21 century..
AW.. No more Sacad divided between Qaadiriyah and Al Itaaxad ..Its GalMudug.
You know before many Sacad in xamar used to argue UIC when ever they were asked to support GM.. but today they have come to realise Gm isn't an Oxymoron to UIC but a Common interest for Beesha and the Somalis that live along side us in peace.




