Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

GalMudug iyo P-land oo maanta wada hadal ku leh magaalada G-

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

GalMudug iyo P-land oo maanta wada hadal ku leh magaalada G-

Postby Karbaash_killa » Tue May 01, 2007 6:12 am

GalMudug iyo Puntland oo maanta wada hadal ku leh magaalada Gaalkacyo.

MudugNet, Muqdisho. Isniin, April 30, 2007.

Labada Dawlad-Goboleed ee dariska ah ee GalMudug iyo Puntland, oo baryahanba uu cilaaqaadkoodu uu aad u xumaa ayaa maanta waxay ku leeyihiin magaalada Gaalkacyo shirkoodii ugu horreeyay ee ay ugu wada hadlayaan khilaafaadka u dhexeeya.

Shirkan, ay maanta magaalada Gaalkacyo ku leeyihiin GalMudug iyo Puntland, ayaa waxaanuu ka dhacayaa Guriga Islaanka Cumar Max'uud Islaan Bashiir, oo ah hoggaamiye dhaqameed sumcad weyn leh oo ay isku dhawyihiin C/Laahi Yuusuf. waxaana kulankani ka dambeeyay Islaan Bashiir oo Gogosha Maantau fidiyay isagoo ka jawaabayay baaqyo kala duwan oo masuuliyiinta GalMudug ay horay ugu jeediyeen wax-garadka reer Puntland inay Labadadhinac wada hadlaan.



Dhinaca Dawlad-Goboleedka GalMudug ayaa waxaa shirkaas uga qayb-galaya Wafti heer sare ah oo ka tirsan Dawlad-Goboleedka GalMudug uuna hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dawlad-Goboleedka GalMudug Mudane Muxyaddiin Macallin CalI ayna ka ka mid yihiin Nabaddoonnada Magaca leh ee Beesha SACAD. wixii war ah ee ka soo baxa shirkaasna dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa, Haddii ALLE idmo.



Calideeq Max'ed Xaashi.

nabadda1@hotmail.com

Gaalkacyo, GalMudug, Soomaaliya.

User avatar
zackabdul
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3313
Joined: Tue May 01, 2007 4:22 pm
Location: The Canadian Artic

Re: GalMudug iyo P-land oo maanta wada hadal ku leh magaalada G-

Postby zackabdul » Mon May 21, 2007 1:32 pm

Galkacyo is Majeerteen/Puntland city, why the hell is it listed as the capital city of Galmadug? Confused

User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: GalMudug iyo P-land oo maanta wada hadal ku leh magaalada G-

Postby Karbaash_killa » Mon May 21, 2007 4:32 pm

Hasnt it ever occurred to you.. that maybe the propaganda your uncles are feeding you are false to the E!

User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: GalMudug iyo P-land oo maanta wada hadal ku leh magaalada G-

Postby Hiiraan boy » Mon May 21, 2007 4:33 pm

gaalkacyo is sacad city

User avatar
zackabdul
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3313
Joined: Tue May 01, 2007 4:22 pm
Location: The Canadian Artic

Re: GalMudug iyo P-land oo maanta wada hadal ku leh magaalada G-

Postby zackabdul » Tue May 22, 2007 11:34 am

It's a Majeerteen city, Sacad don't even number more then 5%. We are the majority, and two regions can't claim the capital. It's the capital for our Mudug region, build your own god damn city. Laughing

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: GalMudug iyo P-land oo maanta wada hadal ku leh magaalada G-

Postby Xamud. » Tue May 22, 2007 12:24 pm

Its a Leelkase city when shidh hits the Fan we run business and fight for the city so its fair to say its a LEELASE CITY Cool

User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: GalMudug iyo P-land oo maanta wada hadal ku leh magaalada G-

Postby Sadaam_Mariixmaan » Tue May 22, 2007 12:30 pm

Basically a DAAROOD CITY Cool

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: GalMudug iyo P-land oo maanta wada hadal ku leh magaalada G-

Postby Xamud. » Tue May 22, 2007 12:37 pm

^^^^
What you a Darood Nationalist all of sudden?

User avatar
zackabdul
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3313
Joined: Tue May 01, 2007 4:22 pm
Location: The Canadian Artic

Re: GalMudug iyo P-land oo maanta wada hadal ku leh magaalada G-

Postby zackabdul » Tue May 22, 2007 3:25 pm

Leelkase are you guys even more than my laf? Claiming my Majeerteen city? Now you have Saddam claiming a Darood city, so he can move there. Laughing Laughing

User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: GalMudug iyo P-land oo maanta wada hadal ku leh magaalada G-

Postby Karbaash_killa » Tue May 22, 2007 3:45 pm

What a patheitc bunch... besides Zak your not even Cumar maxamuud what have you got to do with G-town??
Laughing Laughing

User avatar
zackabdul
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3313
Joined: Tue May 01, 2007 4:22 pm
Location: The Canadian Artic

Re: GalMudug iyo P-land oo maanta wada hadal ku leh magaalada G-

Postby zackabdul » Tue May 22, 2007 4:35 pm

If you didn't know, there are 3 subclans of Cusman Maxmuud that permanently live in Galkacyo. Laughing They're the descendants of Ali Yusuf Keenadid and his army.

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: GalMudug iyo P-land oo maanta wada hadal ku leh magaalada G-

Postby Xamud. » Tue May 22, 2007 4:58 pm

Zackaabdul
Sheedas Jiliicsan La Imoow Mudug, waxad noqon doonta adiga oo dhuuf dadinayo.Mesha maa Ari bowe bari baa moday.

WACAYSA IS GALE
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 673
Joined: Mon Mar 12, 2007 11:22 am
Location: LASANOD GODALO SSC WARDHEER JUBBADA HOSE

Re: GalMudug iyo P-land oo maanta wada hadal ku leh magaalada G-

Postby WACAYSA IS GALE » Thu May 31, 2007 11:15 am

galkacyo beey habargidir isku dhajiin war isla yabaa loooooooooooooooooool
you have no power there i feel sorry for yall
marexaan has more claim to galkacyo lool

its a OMAR MAHAMUD/LEELKASE CITY with a minority of bicidyahan/reer maxamuud/marexaan

walahi some mareexans were about to kill hawiye in galkacyo @ a marexaan wedding my cousins saved them they were like dhulbahante baa dhalay looooooooooooooooooooooooooooooool.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Mudug”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 1 guest