Page 1 of 1

Sanaag, Maakhir State

Posted: Mon Jul 23, 2007 3:45 am
by neocon_2007
Waresyi Maqal oo Aan la Yeelanay Col Jibriil Cali salaad oo Wada Sidii maamul ka madax banaan maamulada Somaliland Iyo Puntland Lana Magac baxay Maakhir koo Oo Hoos Imaan Doono Dowlada federaalka Ku mel gaarka ah.

Muqdisho:- Waxaa Dhawaanahaanba magaalada Dhahar ka socday qaban qaabo la xiriirta sidii loo samayn lahaa maamul lamagac baxay Maakir State Of Somalia kaa oo hood imanayaDowlada kimeel gaarka ah ee Somaaliya kana madax banaan maamulada Somaliland iyo Puntland hadaba waxaa maamulkaa ku howlan samayntiisa Col Jibriil cali salaad oo haatan wada qaban qaabada maamulka.


Audio

http://dhahar.com/wareysi/Maakhiir.rm

http://www.laasqoray.net/view_article.php?articleid=902