Badhan:- Waxa maanta Qado sharaf u fidiyey wafdiga u hogaminayo General C/Laahi Axmed Jaamac {ilko Jiir}Beesha ogayslabe qado sharaftan oo ujeedadeedu ahayd sidii ay labada dhinacba isugu xog warami lahaayeen, Waxaana goob jog ka ahaa qado sharaftaasi, Cuqasha iyo odayal dhaqamedka iyo waliba qaar ka mid ah Sarakisha ciidamada Gobolka sanaag. Waxaana madasha qada sharafta dhanka wafdiga ka hadlay Mudane:- Cali Maxamed Xirsi ka mid ah wafdiga uu hogaminayo General C/Laah Axmed Jaamac {ilko jiir}
http://laasqoray.net/view_article.php?articleid=3917



