DHEGEYSO] AFHAYEENKA BEESHA CISMAAN IBRAHIM EE WARSANGELI OO KA HADLEY DAGAALADII CABDALLE BIROOLE
--------------------------------------------------------------------------------
Wareysi ay la yeelaney Shabakada Dhahar Online Siyaasiga weyn ee deegaamada Jubada Hoose Ibraahin Goobweyn oo isla markaana ah afayeenka beesha Cismaan Garaad Ibrahim [Cawramale]. Afayeenka ayaa sheegay in kooxda shalay dagaalka kusoo qaadey ay tahay koox huwan magac diimeed ee Alfurqaan kuna eedeeyey in ay beelyihiin.
Afayeenka ayaa tilmaamey in xalka kaliya jira meesha uu yahay in ciidamada deegaanka ay joogaan kuwa kalena laga hor qaado. Markaasna uu wada hadalka furanyahay. Afayeenka ayaa ugu baaqey beelaha Sanaag iyo G. bari iney ay ogaadaan walaalohood Jubada Hoose.
http://www.dhahar.com/wareysi/wareysiIb ... oobweyn.rm