Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Dhakhtarka SHIFO ee Magaaladda Ceerigaabo oo Dhakhaatiir hee

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
AbduQadir
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 581
Joined: Wed Apr 08, 2009 3:41 pm

Dhakhtarka SHIFO ee Magaaladda Ceerigaabo oo Dhakhaatiir hee

Postby AbduQadir » Sun Jul 12, 2009 9:42 am

Dhakhtarka SHIFO ee Magaaladda Ceerigaabo oo Dhakhaatiir heer sare ahi soo gaadhay



Ceerigaabo( Sanaag.org) Cusbitaalka SHIFO ee magaaladda Ceerigaabo xarunta gobolka Sanaag, waxa uu ka kooban yahay labo dhisme oo ay kala dhiseen Hay’addaha Manhal iyo Hay’adda Qarnul ifriiqiya.

Dhismaha hore ee Manhal ayaa waxa la dhisay muddo haatan laga joogo saddex sanadood, Custaalka oo lahaa qaybaha qaliinka iyo waadh wayn oo dadka bukaan jiifka la jiifin jiray.

Waqtigan xaadirka ah ayaa Hay’adda Qarnul Ifriiqiya ku kordhisay cusbitaalka qayb wayn oo kale oo dhamaan laga helaayo adeegyadda dhakhaatiir u baahan tahay sida meelo loogu tagalay Qaybaha qaliinka kala duwan, bukaan jiifka.

Hadaba gudida horuumarinta gobolka Sanaag ee magaaladda ceerigaabo ayaa Shabakada wararka ee Sanaag .org u xaqii jiyey in xaaladdii caafimaad daro ee gobolka waayadan danbe la soo deristay laga raystay, intii cusbitaalka SHIFO qaybtiisa labaad la dhisay, anuna samaynay ka gudi ahaan xidhiidho badan sidii xal loogu heli lahaa dayacii dadka ka haystay dhakhtar la’aanta, iyadoo caado inoo ahayd in dadka dhaawac ama dhib kale soo food saarto loola carari jiray magaalooyinka deriskeena ah ee Burco iyo Hargaysa iyadoo gobolku aanu lahay xataa xarun Umulu sooyinka, maalinkasta gawaadhida cusbitaalka wayn ayaa lagula cararijiray marka gabadhi in badani foolato ama shir kale oo culusi dhaco .

Waxa xusid mudan dhakhtarkii ka horayey dhakhaatiirtan hadda cusbitaalka la keenay oo Masaari ahaa ee magaciisa la odhan jiray Maxamed Cabdi Wahaab Maxamed musfata ayaa waxa loo keenay gadhab dadka laga tira badan yahay eeku dhaqan magaaladda Ceerigaabo oo hore Shan caruuri uga dhimatay, cilad sinaheeda oo yaraa awgeed, qaliimadii hore oo lagu samayey markasta uu Ilmuhu kaga dhimanaayey oo saas shan qof kaga dhimatay ayaa dhakhtarkan Masriga ahi ku samayey qaliin markii loo keenayba halkaasna ku badbaadiyey ilmihii yaraa iyo hooyaddiiba oo dhibaato badani ka soo gaadhi jirtay fooshaa faraha badan, sidaa Shabakadda Wararka ee Sanaag.org waxa u xaqiijiyey gudoomiyaha gudida horuumarinta gobolka Sanaag Mudane Cabdilaahi Axmed Daamur oo xafiiskooda Magaaladda Ceerigaabo manta ku qabtay shir jaraaidka oo ay gudidu kaga xor waramaysay geedi socodka howlaha horuumarineed ee gudidu u hayso bulshadda reer Sanaag.

Waxa gudidu raacisay intaa Haayadda ka taageertay dhismaha cusbitaalka SHIFO iyo qarashaadka ku baxday dhan 108.000 $ ( boqol iyo sided kun oo doolarka maraykan ka ah.) waxa kale oo hadda ay gudidu gacanta ku haysaa dhisamayaal kale oo lagu kordhinaayo Cusbitaalka SHIFO oo qarashaadka lagu sii bilaabay uu ugu deeqay Cusbitaalka xaq laha shirka xawilaadda lacagaha ee Dahabshiil Mudane Maxamed Siciid Ducaale, lacagtaas oo gaadhaysay 10600 $ ( kun iyo lix boqol oo doolar) halkaas oo gudidu cadaysay inuu jiro dadka ugu horey taageerooyinka horuumarineed kala qayb qaatay.

Gudida horuumarinta oo xidhiidh la leh gudiyada horuumarineed ee gobolka Sanaag ee ka jira dalka debediisa ayaa la waydiiyey in waxay la qabteen ilaa hadda, ayaa saxaafadda u cadayey inaan wax taagero ah aanay ka helin dhamaan gudidayada qurba jooga ee gobolka Sanaag balse ay waan waan horuumarineed oo danaha gobolka ku saabsani ay u socoto.

Waxa kale oo la waydiiyey miyaanay gudiyadda qurba jooga ahi idinka taageerin furitaankii jaamacadda ? balse gudidu waxay saxaafadda u cadaysay inay wax taageero ooh ore aanay ka helin balse ay wadda xaajood ku jiraan dhamaan gudida qurba jooga ah ee gobolka Sanaag.

Gudida horuumarinta gobolka Sanaag ee magaaladda Ceerigaabo xaruntoodu tahay ayaa ah dadka ugu dhaq dhaqaaqa badan arimaha horuumarinta gobolka Sanaag iyodoo bulshadu u haysatay inay taageero buuxda ka gudiyada kale ee qurba jooga ah, taasna ay bulshadda shaaca uga qaadeen manta.

Si kastaba ha ahaatee cusbitaalka cusub ee SHIFO oo dhowaan xadhiga laga jaray ayaa waxa uu bulshada reer Sanaag u soo kordhiyey faaiidooyin fara badan oo aan lasoo koobi Karin taas oo laga raystay dhibaatooyinka bulshada ka haysatay cusbitaal si fiican u shaqaynaaya aanay hore magaaladda Ceerigaabo u lahayn.

Cusbitaalkan SHIFO haatan waxa ku sugan labo dhakhtar oo kala ah Maxamed Ismaaciil Tuke oo dhakhtar lafaha ah iyo Maxamed Salaad ( Oow Biraye ) oo dhakhtar qaliinka guud ah, iyagoo magaaladda Ceerigaabo joogi doona mudda dheer.

Dad wayne aad u tiro badan ayaa xarunta cusbitaalka SHIFO ku sugan kuwaas oo u diyaar garoobaaya sidii dhaqaatir tani wax uga qaban lahaayeen cabashooyinkooda ku saabsan caafimaad daradooda.

Ducfad labaad oo dhakhaatiir ah ayaa daba socota dhakhaatiirtan hadda ku sugan magaaladda Ceerigaabo ku waas oo la filaayo inay wax badan ka tari doona dhibaayinka dhakhaatiir la aanneed ee haysatay gobolka Sanaag.

Cumar Siciid Nuur.
sanaag.org reporter
Ceerigaabo/Somaliland
Nuur507@hotmail.com

http://www.sanaag.org/details.asp?id=894&dt=news

User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Re: Dhakhtarka SHIFO ee Magaaladda Ceerigaabo oo Dhakhaatiir hee

Postby Ducaysane_87 » Tue Jul 14, 2009 9:44 am

:sland: :up:

Ahmed-Gurey
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 862
Joined: Tue Jan 23, 2007 9:08 pm
Location: RED SEA

Re: Dhakhtarka SHIFO ee Magaaladda Ceerigaabo oo Dhakhaatiir hee

Postby Ahmed-Gurey » Wed Jul 15, 2009 3:01 am

Lool, u respinding to urself.

User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Re: Dhakhtarka SHIFO ee Magaaladda Ceerigaabo oo Dhakhaatiir hee

Postby Ducaysane_87 » Wed Jul 15, 2009 7:12 am

Lool, u respinding to urself.

Oldenglish , aka Ahmed gurey , aka DamalXaggere :lol: :arrow:

Ahmed-Gurey
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 862
Joined: Tue Jan 23, 2007 9:08 pm
Location: RED SEA

Re: Dhakhtarka SHIFO ee Magaaladda Ceerigaabo oo Dhakhaatiir hee

Postby Ahmed-Gurey » Wed Jul 15, 2009 8:15 am

Boowe, I am neither of these two gents.

Saxibow, I fell in love with Isaaq girl at SL Party.
Remember the 2006 Party held at London where many singers were invited. She is this quite tall lady with uptight chest and nice body wearing dirac. At one time, she is standing behind Jango waving the SL flag.
Someone help me find this girl.

User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Re: Dhakhtarka SHIFO ee Magaaladda Ceerigaabo oo Dhakhaatiir hee

Postby Ducaysane_87 » Wed Jul 15, 2009 11:44 am

Boowe, I am neither of these two gents.

Saxibow, I fell in love with Isaaq girl at SL Party.
Remember the 2006 Party held at London where many singers were invited. She is this quite tall lady with uptight chest and nice body wearing dirac. At one time, she is standing behind Jango waving the SL flag.
Someone help me find this girl.


:lol:

Lite-Somali
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 602
Joined: Wed Jun 18, 2008 10:59 am
Location: Knee deep in North Somalia planning,preaching and prophezin evils of secession

Re: Dhakhtarka SHIFO ee Magaaladda Ceerigaabo oo Dhakhaatiir hee

Postby Lite-Somali » Sat Aug 15, 2009 9:34 am

Boowe, I am neither of these two gents.

Saxibow, I fell in love with Isaaq girl at SL Party.
Remember the 2006 Party held at London where many singers were invited. She is this quite tall lady with uptight chest and nice body wearing dirac. At one time, she is standing behind Jango waving the SL flag.
Someone help me find this girl.
:lol: :lol:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sanaag”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests