LIBAAN CONFRENCE UK.
Dhamaan waxaa la ogaysiinayaa dhalinyarada Habaryoonis ee ku nool cariga uk in uu shirkii LIBAAN CONFRENCE UK, lagu qaban doono, Magaalada London.
Hadaba shirkan ,waxaa lagu casumayaa dhamaan dhalinyarada beesha H/yoonis wiilal iyo Gabdhaba, in ay ka soo qaybgalaan shirkan.
shirkan wuxuu kadhicidoonaa, london.
Address.
Fatima community center.
India way.
white city .
w12 7QT.
LIBAAN CONFRENCE UK
Liban preparation Commitee invited all H.Y to participate the meeting that will be held on 18 of july/09 at 3;00 pm
for futher information please contact. 07944871967. A/qadir, 07951324861, M J MAAX. 07949251626.A/naasir.