Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Beesha Biciide - Gar'adag -Ceelafweyn-Ceerigabo

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Ceelafweyn
Posts: 199
Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm

Beesha Biciide - Gar'adag -Ceelafweyn-Ceerigabo

Postby Ceelafweyn » Tue Sep 07, 2010 6:08 pm

Akhyaarta

Anigoo ku hadlaaya magaca beesha ceerigaabo -galbeed waxxaan idinku boorinayaa in la isla wada kaashado horumarinta gobolka sanaag.

Kaftane; Mar hadii beesha Habarjeclo ku fadhisatey iminkuun baan soo jeestee intii kale mucaraad baan ahaa dibaba joga.

salama

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Beesha Biciide - Gar'adag -Ceelafweyn-Ceerigabo

Postby LiQaaye_TDH » Wed Sep 15, 2010 11:15 pm

How about Udurxmiin--- Ceerigabo--Xiis :up:

vangandi
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 257
Joined: Sat Sep 11, 2010 5:10 pm
Location: Sultan of Maakhir

Re: Beesha Biciide - Gar'adag -Ceelafweyn-Ceerigabo

Postby vangandi » Wed Sep 15, 2010 11:18 pm

Small minority how about Muxumud-Ahmed Degweyn-Nux Cumar--->Ceelafweyn-Gardaag -Xiis.

Ceelafweyn
Posts: 199
Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm

Re: Beesha Biciide - Gar'adag -Ceelafweyn-Ceerigabo

Postby Ceelafweyn » Fri Sep 17, 2010 10:19 am

Liqaaye,

I spoke on behalf of Biciide. I can not speak for Udurhmin I shall let them speak for them selves in thier district of XIIS and environs.

Vangadi,

You must be new to this politics, coz u seem to get cought out on many things. Talk to your elders and find out who are MUXUMUD and where they are today!

I nearly forgot the new district of DARARWEYNE..............dararweyne oo ku caan ah dhulka aadka u quruxda badan ee cawska iyo daaqa, dooxooyinka iyo ofcourse DHABARO oo ah aaga XAMILKA, BEERWEESO etc.

salama

vangandi
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 257
Joined: Sat Sep 11, 2010 5:10 pm
Location: Sultan of Maakhir

Re: Beesha Biciide - Gar'adag -Ceelafweyn-Ceerigabo

Postby vangandi » Fri Sep 17, 2010 10:57 am

Vangadi,

You must be new to this politics, coz u seem to get cought out on many things. Talk to your elders and find out who are MUXUMUD and where they are today!


salama

The fact of the matter is your little tuulos were and are Warsangeli, Beesha Muxumud-Garaad Yusuf have always been an intergrated part of Galbeed Sanaag. Its your people Dir-Isaaq recently migrated and obsesse about Maakhir.

Its good to see you know your Muxumud masters :up:

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Beesha Biciide - Gar'adag -Ceelafweyn-Ceerigabo

Postby LiQaaye_TDH » Fri Sep 17, 2010 1:12 pm

So Ceelafweyn... How many Districts does Biciide settle in Sanaag?

Degmada Ceerigabo
Degmada Yuufle----
Degmada Maydh
Degmada Xiis
Degmada Ceelafweyn
Degmada Garadag
Degmada Huluul
Degmada Daraarweyne
Degmada Badhan
Degmada Dhahar
Degmada Laasqoray

?

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Contact:

Re: Beesha Biciide - Gar'adag -Ceelafweyn-Ceerigabo

Postby Bohol iyo karaman » Sat Sep 18, 2010 10:52 pm

cuqdaada iyo laangaab nimadu haday madaxaa kaa gasho shaw waxa kaa xumi maa jiraan
Reerkii HJ cuqdad nafta ah, waxan idin odhanlahaa hadi aad degaankaa waxa kaa degtaan cidii waxabaa idin yeelimayso ee idin ku dadkaa hayskaa gaar yeelinaa

midnaa aan idin sharaxo oo aan idin fahansikiyo degaankiinaa

Gobolka Sanaag tuulo mooyee ma ay jirto degmo aad degtaan boqolkiiba boqol

Degmada Yufle oo aad markii hore waxa kaa degii jirteen wad kaa soo guurteen waxadnaa ugaa soo qaxdeen Muuse Ismaaciil (Runta waa markaa loo hadlaayo laakiinse wad ku noqon kartaan (waxad ugaa soo guurteen oo soo degteen Tuuladaa Godcaanood)

Ceelafweyn waa degmo la wada degaa markaa runtga lagaa hadlaayo ee aan laa fanayn (biciide iyo Sacad Yoonis)
Garadag (waa degmo laa wada degaa laakiinse wakhtigaan xaadiirka ah markaa runta lagaa hadlo idinkaa miyaaga uu dhow ugu badan laakiinse magaalada xagaa dhismahaa Sacad Yoonisbaa ugu dhisma badan wanaa dhismayaal hore, reer idlee degi jiro iyanaa waxay uu guureen OOg iyo dhanka saraar xigta)

Ceerigaabo markaa runtaa lagaa hadlaayo waxa idinkaa degaa wakhtigaan xaadirkaa ah Ganacsato keliyaa (reer guuraagiinii waa ka guurey)

Degmada Cusub ee Dararwayne 80% waxa degaa sacad yoonis gar'ahan Idarays Mayorka Ina Jaamac Xagaar ku xigeenku waa roobsuge biciide

Degmada Maydh iyadaa tiradabaa haa ku darsaninaa waa hadii aad miyir qab ku hadlaysan 100% HYOONIS

Huluul Yes waa degtaan waxa gaar uu degaa Axmed Farax Biciide

Xiis waxa bad kaa degtaan laakiinse hadeer waa cidlaa markaa runtaa lagaa hadlaayo oo dadkii reer guuraagaa ahaa waa kaa soo guureen dhulkaa xeebta ah.
Marka maskax fiyow lagu hadlaayo man garan waxad liiska ugu darsanteen Dhahar,Laasqoray, Badhan, iyo Maydh.

Ilmaadeer waxan idin kulaa talin lahaa anigo aan waxabaa idin diinayn degaanaa idinkaa xoogaayn ama dinkaa sheganayn> dadku yuu idin laa yaabiin markaad soo qorqoraysan amaa sheeganaysaan degaan ay \daan degiin wayo dadku walahay markaa runtaa lagaa hadlaayo waxa lay diin arkaayaa dad dhul ku ciilaan.

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Beesha Biciide - Gar'adag -Ceelafweyn-Ceerigabo

Postby LiQaaye_TDH » Sun Sep 19, 2010 2:15 am

Bohol.... Anigo runtaa ayaan ka hadlaynaaye, Cida Cuqdado dishay waa Adiga, weliba maaha Cuqdad kale ee waa Taad uu Qabtid Habar jeclo, wanaad ku dhiman iyada oo aan laga Daweyn, waxa aad weliga ku noolayd Caano Habar Jeclo inaad Cabto, Haddana Abaalkaago waa Cuqdad aad ka qaaday, Tolo Ma Markaad Yaradyd ayo Inan Biciide ku Kufsaday sidani wax ka badani :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Ceeigabo, waa Magaalo wada Dego, waxaana wada Dega -- Muse Ismaacil, Muse Abokor iyo Warsan gali-- iyo weliba inyar oo Dhullbahante ah,

Ceerigaaabo waxi ah Waqooyi Bari waa Xero HY( Muse Ismaacil iyo Mus Care)

Ceerigabo waxi ah Waqooyi Galbeed waa Xero HJ( Udurxmiin iyo Bah-Sanbuur)

Ceelafweyn
---- Runta Marka Laga Hadlo, ee Cuqdada iyo Kaftanka laga Saaro, waa Degaan uu Iska Leeyahay (Baho-Axmed Faarax-Biciide) Sacad Yoonis wey Joogan Laguuma Diidana, Laakin Minority ayaad Ka Tahay Sxb) 45.000 ayay is Register gareeyay ( Waxaad Ku Lahayd 5000) MP ayaad kaga soo Baxday ( Beesha Biciide 3 Nin ayay iska soo Sharaxday Ceelafweyn) Sacad Yoonis Nin Keliya... Biciide waxba wuu Ku waayay Ceelafweyn)

Garadag--- Iyado waxa la igu Yidhi Horta Sacad Yoonis inyar aya ka Joogi Jirtay, Hadda waa 98% Reer Iidle Town)

Basically Gobolka Sanaag Galbeed ee Isaaq Dego!! waxa weeye Majority (Muse Abokor) Except Degaanka Magaalada Ceerigabo Halkaas oo La wada Dego!!!!!

Ceelafweyn
Posts: 199
Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm

Re: Beesha Biciide - Gar'adag -Ceelafweyn-Ceerigabo

Postby Ceelafweyn » Sun Sep 19, 2010 2:24 am

Salams,

Vangardi,

I encourage you to discover more about western parts of sanaag as well as eastern. In fact Muse ismail settles major parts of eastern sanaag so before you come to western find out the areas that your warsengli brethrens reside.

Bohol iyo Karaman,

Akhi we are not here to dispute or argue. The fact remains that Biciide settles great portion of Sanaag particularly Western parts of sanaag. As you and I know we know that Biciide are to be found in great numbers in the following districts;

Ceerigaabo - Distritcs, tuulooyinkan, Godmo biyo cas, cilaaamo, ilad, kalshiekh, godcaanood, yufle, harti-yimi, godmo-afaafe, shalcow, ilad-gurduxan & dayaxa (actually, mix of udurhmin, qori-jarato and bah-sanbuur) these are mainly in western areas of ceerigabo district. As inside Erigavo it self, well i invite you to go and see the xafadaha bah-sanbuur, udurhmin & baho.

N.B the main beeyo of Biciide sites are in district of ceerigaabo (cilaamo, godmo, harti-yimi and cilaamo) . the other sites are in Hulul district.

Yufle- Exclusively Bahsanbuur & Muse Tuurwaa (this was the main station of HJ during the habar habar war in erigavo)

Ceelafweyn - well if i divide this district in half - Southern side - thise behind Ceelafweyn is settle by mainly Biciide (Baho-Farax), Idarays,(sacadyonis), & others such as caraale bahood ( or caraale iidle), few reer jibril etc. Whilst, Western side or towards guban and the Sea - Axmed Farah, Iidle Biciide, some Baho ( as beeyoo is located there).

Dararweyn, - Exculisvely Baho and Idarays.

Huluul - Hulul used to be part of western side as with dararweyne used to be part of southern side of ceelafweyn. Huluul is settled by exclusively - Axmed Farah-Biciide.

Gar-adag - Now the head quarters of HJ is mainly Reer Iidle ,although you would find Barkad and cali and cabdule farax in its environs.

Xiis- exclusive Udurhmin and some Bah-sanbuur

Maydh- Exclusive Muse care and Muse Ismail

Bohol - exclusively Sacad Yonis - Barkad.........not sure whether this will stil remains in sanaag or sool ?

Now my dear brother do correct me if am wrong but that is with all honest without being one sided.

salams

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Contact:

Re: Beesha Biciide - Gar'adag -Ceelafweyn-Ceerigabo

Postby Bohol iyo karaman » Mon Sep 20, 2010 5:01 am

LiQaaye ahaan hortaa adiga waxabaa kaa waydiin maayo degaanka Sanaag wayo waxad tahay Langaab reer togdheer ah oo cudur Habar Yoonis nacayb layidhaahdaa kugu dhacay. waxanaa kugu laa talinayaa haadi aad kaa dawoobayso cudurkaa habar yoonis nacaaybka anaa kuu fasaxay in aad aflagaadaysoo oo aad forumkaa kaa faanto every singal time.

Ceelafweyn, Horta adigu run ahantii wad dhaantaa wiilkan yar ee xiiqsan ee Hawdka ku soo haraaday ee doonaayaa in uu kaa hadlo degaan iyo dad aanu akhoon uu lahayn, marka labaad inkasto aad isku dayday in aad ka fogaato kii faan ahaan hadaan marbaa waa ku jiidanaayeey.

Marka horee aan degmooyinka Isaaq ee Gobolka Sanaag waxa weeye

Ceerigaabo (Caasimada Gobolka)
Ceelafweyn
Garadag
* Maydh, Xiis, Dararwayne (waa degmooyin Derejada D, Weli lamaa xadayn)

Ceelafweyn iyo intaa Yufle uu dhaxaysaa waxa degii jirey majoorati oo an ku ogaa Biciide ( laakiinse hadaa waa cidlaa dhulkaas badiidiisu oo waa lagaa guurey dooxooyinkiinaa waa cidlaa marka lagaa reebo Godcaanood, dadku Galbeed buu uu soo wada lugeeyey iyo ma gaalooyinkaa waa wayn sidaan is isdhii reer miyigiina waa yaraaday dhulkaa degijirey.

Dararwayne waxa degaa wakhtigaan xaadirka ah Idarays, Reer Rooble SY iyo Roobsuge Biiciide

Tuulooyinka hoos yimaada Ceelafweyn ee Biciide dego majoorati ahaan waxay noqonayaan
1. Xamilka (boho)
2. Garabcad (boho)
3. Huluul (axmed Faarax)

Tuulooyinka Ceelafweyn hoos yimaada ee Sacad Yoonisku majoorati degaan waxay kala yihiin sidan
1. Darsey (siigodheer) (reer Caweer iyo Bihina Siciid SY)
2. Dhabar Mamac (Idarays iyo Reer Rooble)
3. Badhigelis (Cabdi Samatar)
4. Dararwayne (degmo) (Idarays iyo Jibriil Xasan)
5. Berkedahaa Kulaaleed (SacadYoonis )

Degmada Garadag waa la wada degaa marka runta lagaa hadlaayo dhismayaashaa magaaladanaa waxan odhan karaa waxa leh majoorati SY, laakiinse Sacad Yoonis waa kaa guurey oo wuxu uu guurey dhankaa Xudun iyo Oog

Tuulooyinka hoose yimaada Garadag ee Sacad Yoonis degaa waxa kalaa yihiin sidaan
1. Fadhigaab (Jibriil Xasan)
2. Faraguul (Jibriil Xasan)
3. Sincaro (Jibriil Xasan)

Ceerigaabo degaankeedaa Miyigaa markaa lagaa hadlaayo waxan odhan karaa 90% waa Muuse Ismaaciil iyo Habar Yoonis kale, laakiinse magaalada gudaheedaa beelo badan baa degaa oo ganacsato ah waxan uu badan magaalada gudaheedaa Muuse Ismaaciil. Maydh, xarshow iyo tuulooyinkaa shishee iyagaa habaa sheegaan waa degaan muuse ismaaciil.

Liqaaye wuxu dhahay musharaxiinta Sacad Yoonis ee gobolka Sanaag wuxu ahaa hal musharaax beenaal
Musharaxiintaa Sacad Yoonis waxay ahayeen 5 waxan Sanaag iskaa soo sharaxay 2 midnaa waa guulaystey midnaa kaalinta koobaad buu xisbigiisii ugaa galay degmada Ceelafwayn mana soo bixin waxaynaa kala ahaayeen labada musharaxa 1, Xildhibaan Saleebaan Bukhaari (Ucid)iyo Yusuf Liibaan Cumar (Udub)

Dood caafimaad qabtaa halaa doodo,

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Contact:

Re: Beesha Biciide - Gar'adag -Ceelafweyn-Ceerigabo

Postby Bohol iyo karaman » Mon Sep 20, 2010 5:09 am

Bohol, Sabawanaag, Elahelay, Dogoble, doclaha, Guumays, OOg iyo wixi la hal maala, waxay weli kaa tirsanyihiin Sool wanaa majoorati Degaanka sacad yoonis

Ceelafweyn
Posts: 199
Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm

Re: Beesha Biciide - Gar'adag -Ceelafweyn-Ceerigabo

Postby Ceelafweyn » Mon Sep 20, 2010 7:01 pm

Bohol,

Ninyahow waxaan ka yaabey indho adaygiina walaahi. Horta odey liqaaye - waa nin habar jecloo , sidaad ka dheregsantahay habarjeclo dacalka ayey isku haysaa markaa geeloodu wuu yimaadaa bananka karamaaan markaa dhulka wey kala yaqaanin ee daa! maha siday HY ee teel teel meel ku qafilan ee intaa halgan aan loo jeedin ku jira.

Degmada ceerigaabo sidaan hore kugu sheegey tuulooyinka BEESHU waaba saldhiga BEEYOOYINKA BICIIDE ........manaa walan buu yidhi ninkii,

war ma waxaad dafireysaaa tuulooyinka DEGMADA EE BICIIDE?

- shalcow - xeebta laga dhoofiyo beeyada
- yufle
- dayaxa
- ilad
- ilad gudban
- harti yimi
- cilaaamo
- godmo-biyo cas
- godmo afaafe
- harti yimi
- kal-sheikh
- godcanood

Beesha biciide waxay leedahay beeyooyinka ugu badan sanaag!

dhanka kale.......degmada ceelafweyn ma muran baa ka jira? teeeda kale meelaha aad magacwdey ........horta aankaa shaafiyee..........farguul - abahay baa ku dhashay..............markaa waa gol-biciid, xogaa wey jiraan idarys ah.

dhabar mamac- waa ceel laga wada cabo maba aha tuulo!

daarsey........waa meshi ugu horeysay ee aan shaah ka cabo oo siigo dheer waxaba degen adeerkey rum ah! markaaa iska dheh gol-biciide iyo sy

Ceelafweyn, tuulooyinka u khaas ah biciide

- garab-cad
- xamilka
- beerweeso
- bixin
- gol-dobcan
- karin-biyood


HULUL degmada--------tulooyinkan 100% biciide

laas muuse
laas nuur
laas doomaare
huluul
conqor
ruguuda
mulaax beyle
iyo qaar aan ilaabey

Degmada gar-adag
fadhigaab- 70% biciide 30 sacadyonis
sincaro 80% biciide
gawse weyne- 100 %
badweyn - xarunta cali farax 100% biciide
celel - 100% biciide
balanbal - 100% biciide

GOBOLKA BARO SXB>................rag baa beeyo ku dhaqda adna adaan BEEYO LAHAYN BAaad leedahay meel baan degaaa........

BEEYAD U BADAN
BAHSANBUR baa leh waana degmada ceerigaabo
AXMED FARAH baa ku xiga
BAHO Farah -
reer iidle ma laha oo sidiina ayuu qarax yahay


sacad yonis ma laha BEEEYO , xogaa bey leeyihin rer xaamudku!

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Contact:

Re: Beesha Biciide - Gar'adag -Ceelafweyn-Ceerigabo

Postby Bohol iyo karaman » Tue Sep 21, 2010 5:23 am

farguul bad ku dhalatay, addeerkanaa siigodheer buu makhaaxi kuu haysta, fadhigaabnaa waxad degtaa 100%, china 100%, adeer marka runta lagaa hadlaayo siilkuu halkuu doonu ku dhalaa wayo wuxu ku yaalaa qof soconayaa, futonaa kamad soo dhiciin ee waxad kaa soo dhacday dhali dhalfo gashay.

dhanka kale waxad xaadiriisay buuro iyo dooxooyiin aan tuulo ahayn oo aad kuu sheegtay tuulooyin tanaa wan kugu qabtay

dhahabr mamac waa berked ee ma aha ceel alagaa cabo berkedii ugu horaysey waxa dhistay mayor ku xigeenklii hore ee ceelafweyn reer rooble dhuugto, waxan laa soo degey oo hadeer dhistay iskuul kaa dhistay idarays.

Gawsawayne waa magaalo sacad yoonis waxan maamulaa Ina Cabdi Maacuun (reer maxamuud)
Fadhigaab waxa maamulaa reer nuux (ina Cawed Cali dhuxul, raaskaa geel yaacaa leh)
sincaro waxa mamulaa ina Huruuse reer Rooble
goobahanu waxay kaala yihiin
beerweeso >dooxo waxa degaa Cadbi Samatar Idarays
- bixin> waxay ahayn jirtey xero qaxoonti abaartii dabaa dheer wanaa xero muuse ismaaciil
- gol-dobcad, > waa buur waxan degaa Cabdi samatar waxay uu dhowday meeshaa laa yidhaahdo ah min naaxiinta iyo dhabar mamac
- karin-biyood waa jeexyo ceshiimo waxan hadeer la wareegye oo degaa Idarays.

Ceerigaabo waxa kaa jooga afar islaamood oo uu dhaxay Muuse ismaaciil, Sacad yoonisbaa kagaa badan adigaa Ceerigaabo

Siigo dheer adigaa iskaa daayeey waxan degiin Sacad yoonis kale oo aan reer Caweer iyo bihinaa siciid ahayn.

adeer wiil yar badtahay cago dhigo dalka waxabaa kamaa taqaanid ee
waxa tahay ninkaa xadeed iyo xero dhulbahantee dhahay wanu degnaa, hortaa awrboogays baa kaa soo kaysaa iyo berkedahaa kulaaleed ee magaadhaan?

Lixdan oday jiraan aheeyaan indhaha laydhii kaa mariin

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Postby LiQaaye_TDH » Tue Sep 21, 2010 5:53 am

Ceelafweyn... Kan La Yidhaaho Bohol aan kaaga Yara waramo, Dadko ayo ku sheega inay Cuqdad Qabaan, Laakin tu isago qabo waa mid aan laga sheekayn karayn, Waxa weeye Nacalad Habar jeclo ku qasaartay, Waxa Dhalay Biiciide waxaana koriyay Biciide, weligi waxu ku dhex Noola oo uu Cabayay Caano Habar Jeclo soo listay, Sido haddana uu necebyahay Biciiide iyo HJ THERE IS NO EXPLANATION!!!! Definatly Ninkan Horta waxa Lagu Cadaabi Jiray Ceelafweyn, sidaas ayo ku qaaday Cuqdadan, inamo Yar yar oo Biciide ah aya maalin kasta Ciid Afka iyo Futada kaga guri jiray!!!! Haddana Calaacalki ayo la Dhex taaganyahay East London...

Bohol.... Adiga aya Langaab ehlo Naar ah, Sac Joonis ayaad Suuqa la Ordaysa, waxaanad ku faaneysa weligay nin Maxkamd haysta aya Masuul ii noqday Midgaanyow Sac Jooonis ee Langaabka Labada Tuulo dega, Beenaale waxu sheego wax lagama qoro.... Anigo waxaan ka Yaabay Marki Sheegto Degaanada Oog ee Soool :lol: :lol: :lol: :lol: allah Yaa Cali Barre uu sheega wallahi, in laga saari laha 3 reer Sac Joonis ee Ka Dawarsada Oog!!!

Dawarsi aad uu soo tuulo tagtay, lagumo helo Degmo!!!!

Ninka Biciide ee jooga Ceerigabo Gaadhigo ka soo Qaato Ceerigabo, ila uu Imanayo Tuulooyinka Ethiopia ku yaala ee Ballidhaye ila Gawlalaale waxu Soo Dhex Maraya Caro Tolki HJ weyne---- Midgaanka Sac Joonis is Yidhaahda uu soo Gudub Oodweyne, Karbaashka lagaga soo bilaabo Ceelafweyn ila ka Caynabo, ila Ka Burco isago Qaawan ayo tegaya Oodweyne :lol:

mashallahbro
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 685
Joined: Fri Feb 25, 2011 9:30 pm
Location: Sultan from Upstate Hadaaftimo with that Oil Paper........BALLINNNNnNN

Re: Beesha Biciide - Gar'adag -Ceelafweyn-Ceerigabo

Postby mashallahbro » Tue Mar 01, 2011 2:21 pm

Salaam alakum brothers I am from Sursuure and it is close to Ceelafweyn all of my family was born here. Yes there is some Biiciido who live there but it is mostly Reer Xirsi Moohmud.

Mashallahbro


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sanaag”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 6 guests