HAY'ADDA KHAYRIGA EE MANHAL OO CEEL-BIYOOD KA QODAY DEGMADA BURAAN EE GOBOLKA HAYLAAN.+SAWIRRO
Hay'adda Manhal oo siwayn isugu howsha arrimaha Bulshada ayaa waxaa ay si toosa ah uga hirgelisay Degmada Buraan ee G/Haylaan ceelbiyood riig ah oo cusub kaasi oo ay shaqo ka wadey tan iyo bishii barkaysnayd ee Ramadaan,Ceelkan biyood oo ay soo geba gebaysay Hay,adda Manhal ayaa waxaa ka hadlay isla markaasina siwanaagsan isugu howalay hirgelintiisa Masuul siwayn looga yaqaan Dalka somaliya Ganacsade Cunbul Faarax Bille oo sheegay inay sharaf iyo Horumar u tahay talaabadan ay uga guull gadheen ceelkan ay muddada ku howlanayeen.