SANAAG STUDENTS ASSOCIATION FOR INSTITUTES AND UNIVERSITIES
Posted by Muumin Yare on March 23, 2011 in Warar | 0 Comment
Bayaan
Hordhac:- Ilaah ayaa mahadleh, intaa kadib:-
Waa wax lagu farxo in si guul ah uu ku soo gebo geboobay dhisida maamulka degmada Badhan oo ah wax in badan la sugaayey in lahelo.
Maamulku waa wax yaalaha asaaska u ah in horumar lagu talaabsado, umaduna hesho cid arimaheeda u qorsheysa sidii ay mustaqbal fiican u tiigsan laheyd, maamul laantun waxay carqalad gelisaa hirgelinta mashaaricda waxtarka u leh bulshad iyo deeganka,
Hanbalyo iyo Boogaadin:-
Sidaa darted labada urur ee kor ku xusan ( Ururk ardayd reer Sanaag / Sudan iyo uruka khariijinta Dugsiga Alfurqaan- laanta Sudan) waxay tahniyd kal iyo laab ah u dirayaan maamulka cusub ee loo dortay degmad Badhan, gaar ahaan guddoomiyah cusub:- C/Risaaq Axmed Ciise iyo G.Xigeenka:- Murwo Saynb Cabdi Aar, iyo dhamaan xubnaha kale ee golah iyo guddida joogtda ahba.
Mahad celin:- Waxan kaloo u mahad mudan dhmaan cidii suura gelisay dhisida maamulka oo uu ugu horeeyo wasiirka arimaha guddaha iyo wefdigii lasocota, iyo dhamaan aqoonyahanka, guurtida iyo shacbk Degmadda Badhan.
Waxan usoo jeedinaynaa :-
1. In ay xoojiyaan midnimad iyo isku dubnida bulshad.
2. ilaalinta nabadda iyo kal danbeynta.
3.
?????? ?????
Hirgelinta iyo dayactirka kaabayaasha dhaqaalaha iyo adeega bulshada.
Khalid Siciid Maxamed
Xoghayaha U. khariijiinta Alfurqaan
Ali Hassan Ayaxle
Guddomiyaha Ururka A. Sanaag