Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

first sool council meeting open in baran

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

first sool council meeting open in baran

Postby FBISOMALIA » Mon Apr 18, 2011 7:55 pm

Kalfadhigii golaha deegaanka ayaa si rasmi ah maanta markii ugu horeysay uga furmay magaalada Baran (Badhan) ee xarunta gobolka Sanaag ee maamulka Puntland.

Kalfadhigii maanta ayaa waxaa kasoo qaybgalay duqa degmada Baran ahan Guddomiyaha golaha deegaanka degmada Cabdirisaaq Axmed Ciise,xubno ka tirsan golaha deegaanka,culuma’udiin,ganacsato iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Guddoomiyaha golaha deegaanka ahna duqa degmada Baran Cabdirisaaq Axmed Ciise oo u waramay Horseed Media isagoo ku sugan degmada Baran ayaa sheegay in kalfadhiga golaha deegaanka ee degmada Baran uu si rasmi ah u furmay maanta socona doono muddo shan maalmood ah.

Wuxuu sheegay in ay kalfadhiga ay joogeen xubnihii ka tirsanaa golaha dhamaan balse ay ka maqnaayeen shan xubnood oo u ku sheegay in hawlo caafimaad iyo mid ganacsiba ay kaga maqan yihiin golaha.

Cabdirisaaq ayaa sidoo kale sheegay inta uu socdo kalfadhiga looga doodi doono xeer hoosaadka golaha,xirriirka bulshada,wuxuu intaasi ku daray in qodob kasta oo laga doodo lagu ansixin doono qaab gacan taag ah.

Sidoo kale ayuu sheegay in marka uu soo xirmo kalafadhigoodu ay qaybaha kala duwan ee bulshada u qaybin doonaan nuqulo ku saabsan waxqabadka ay doonayaan in ay u qabtaan qaybaha kala duwan ee bulshada.

Mar ay Horseed Media ay weydiisay Guddoomiyaha golaha deegaanka ahna duqa degmada Baran Cabdirisaaq Axmed Ciise waxa u qabsoomay intii yareyd uu jiray maamulkiisu ayuu sheegay in ay wax ka qabteen in xafiisyada ay bulshada ku qaabili lahaayeen ay qalabeeyeen taasi oo aan hrey u jirin iyo abaaraha jira oo aan ka qaybqaadanay balse inta ka ku sifeeyey in muddo yar uu jiray maamulkoodu ayna jirin waxqab weyn oo ay qabteen.

Si kastaba waa markii ugu horeysay oo golaha deegaanka ee degmada Baran ee gobolka Sanaag ay yeeshaan Kalfadhigii ugu horeeyey xili wax maamul ah oo gole deegaan ah uusan ka jirin muddo 20-sano ah.

Horseed Media

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sanaag”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 5 guests