Code: Select all
Wuxuu ahaa Gurey taliyihii u qaabil sanaa Soomaaliland Badhan waana taliyihii ugu danbeeyay ee Soomaaliland halkaas ugu magacawnaa.
Gebi ahaanba Soomaaliland majiro taliye ugu magacaaban xiligan gobolka mana jiro ciidan iyaga ka amar qaata oo ku sugan deegaankaas.
Sawirkaa idin muuqdaa waa Taliye Gurey Cismaan,Taliyihii Ciidanka Daraawishta Gobolka ee Puntland Cabdullaahi Cumar cashuur,Taliyihii booliska ee Gobolka Cabdi faarax warsame,Xildhibaan Cali Dhahar,Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Jaamac Yusuf Deperaani,Gudoomiyaha Gobolka Cali Xuseen Soomaali iyo Taliyaha ciidanka xasilinta Badhan Citile.