Insha'Allah, Qalanjooy dadkeenu wuu xoroobi mar aan saa u fogeyn.
Dhiiga wiilasheena geesiyada ah bilaash uma daadan.
Siyaasiinteenu waa bislaadeen.
Maskaxda aqoon yahan keenuna waa soo jeeda.
Dhalinta & ardaydeenuna waxay ku barbaari rabaan halganka xaqa ee abwaanadeena Somaliyeed u akhriyaan bulshada.
Qalanjooyinkaanagu waa hooyooyinka niyada iyo moraalka.
Allow guul iyo gobonimo nagu dhowr, mar dhow iyo mar walba.
