Ninka ina Aw Adan, Ogaadeenku imisay u kala baxaan , waxan wikipedia lagu qoray een isku taxnayn ma adaa qoray?
suaasha 2aad waxa weeye , Raage Ugaas , ninkay walaalo ahaayeen ee Ugaaska ahaa magacii iyo Ugaaska Ogaadeen waagu Ingiriisku dalka yimi magacii?





