Salaamu Caleykum Dhamaantin Akhyaarta Absame ee Reer Ogaadeeniya/Waamo/Nfd.
Waxaan Rabay inaan idiin sheego, Iska dhaafa Bogga aad fureysaan with a single sub-clan name , sida ( Reer Warfaa, Reer Cowlayahan, rer isaaq,etc)
Absame is Absame, Period.
Aan iska Waresano halganku meejuu marayo, Dabaqoodhiga hala caayo, Hala isku duubnaado.
Iskutashi, Midnimo, Guuuuul.
Allahu Akbar, Ogaadeeniya ha xaroowdo






