Absame-laangaab

sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Absame-laangaab

Post by sadeboi »

Ilma Laangaab horta meqo baad ka abtirasatiin odeygi Absame?
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: Absame-laangaab

Post by sadeboi »

Also....Bah-Geri ma waxa la isku daha the sons of bahaale oo gabar Geri ah eey dashey?
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Absame-laangaab

Post by The_Emperior5 »

Horta sade boy laandheronimada maxa waxaad uu taqaniin intad ka tiirsatiid odaygaad ku aabtiirsataan , manay ahayn juffa walba intay uu sii kallo baxdo laandheronimadu ileen qofku hadu aabtiirsdau , dee reerku ku baddan mayo.. laakin hadu awoowgay 22 wiil dhalay adeerkii na 9 dee wa kala badanyihin wanay kala laandhereysanyihin
So I believe waxaad ku haysata qolladan absame waan idinka abtiirisin dheerahay and not waan idinka laandherahay.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”