Page 2 of 2

Re: Support for Ethiopia suicidal...from a concerned waamo.

Posted: Fri Sep 25, 2009 10:30 am
by Murax
hanqadh wrote:Dude Let see How it plays out Obviously your not Fond on Sticking to the Fact 's you like to manipulate them.
I will show you this will end in a power-sharing Deal or One side will be booted to the Curve.

And what if its not :lol:

Re: Support for Ethiopia suicidal...from a concerned waamo.

Posted: Fri Sep 25, 2009 2:24 pm
by new-york24
dagaal dhico maayo insha allah,dadkan waa dad miyir qaba i dont think their that irational. :lol:

Waxaa Qeylo dhaan ka soo yeertay kadib Hogaamiye Xasan Turki oo ka mid ahaa Hogaamiyayaasha islaamiyiinta gaar ahaan kuwa raaskaanbooni’ waxa uuna gaasahaanka u daruuray Maamulkaasi Kismaayo, waxa uuna ku hanjabay in meshaasi ay balo ka soo socoto.

Saacado kadib waxaa Saxaafada la hadlay asaga oo arintaasi ka hadlaya Afhayeenka Sheekh Cali Dheere oo goor dhow Warbaahinta Muqdisho qaarkeed la hadlay ayaa sheegay in Shabaab ay diyaar u tahay midnimo ay la gasho Xooogaga Islaamiyiinta ah ee kale.

Sheekh Cali Dheere ayaa wuxuu sheegay in ay Ixtiraam iyo Tixgelin u hayaan Sheekh Xasan Turki iyo Islaamiyiinta kale oo uu sheegay in ay yihiin Aabayaashii Jihaadka sida uu hadalka u dhigay

"Waan soo dhawaynaynaa Midnimada ka timid walaalkeen Sheekh Xasan waana Mujaahid aan Ixtiraam u hayno, waxaan diyaar u nahay in aan qayb ka qaadano Midnimada Sheekh Xasan noogu baaqay"ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.

Afhayeenka Alshabaab oo la weydiiyay Khilaafka magaalada Kismaayo ka jiro ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin xalinta arrimaha Kismaayo oo uu tibaaxay inayt diyaar u yihiin inay qanciyaan walaalaha kale.

"Way jiraan arrimahaas waxa kaliya oo jira ayaa ah in Wilaayadii Kismaayo ay la midoowday wilaayaadkii kale taasna wax dhib ah ma lahan laakin haddii walaala kale dhibsadeen waan kala hadlaynaa"ayuu mar kale ku celiyay Sheekh Cali Maxamuud Raage.

Re: Support for Ethiopia suicidal...from a concerned waamo.

Posted: Fri Sep 25, 2009 4:11 pm
by hanqadh
The Folks from Gedo never quit. :lol:

Cali Dheere has put their assumptions to sleep...Turki is the khomeni :lol:

Re: Support for Ethiopia suicidal...from a concerned waamo.

Posted: Fri Sep 25, 2009 4:34 pm
by Lite-Somali
You know something is not quite right in the Jubba Regions and the city of Kismayo.Who is the majority clan be honest people I heard some ppl say Marehan others said Ogaden
or multi-clan city

Re: Support for Ethiopia suicidal...from a concerned waamo.

Posted: Fri Sep 25, 2009 4:37 pm
by new-york24
translation "turki and the kaambooni camp are our fathers" :lol:

Sheekh Cali Dheere ayaa wuxuu sheegay in ay Ixtiraam iyo Tixgelin u hayaan Sheekh Xasan Turki iyo Islaamiyiinta kale oo uu sheegay in ay yihiin Aabayaashii Jihaadka sida uu hadalka u dhigay