Postby The_Emperior5 » Mon Sep 28, 2009 9:32 am
I watch it the guy made some good points talking about nfd siiday uga miid noqotay Kenya and how Somalidu anay lahayn dad fiikrad fog leh oo qadiyad fog leh
And loool about cabdilahi yusuf dagaalki 1964 intu doole ka xoreyee amxaaradii isla markana few years later xabashida somaliya ku soo hogaamiyee
But the most important is how he pointed out Ethiopia wants to Ethiopiasize the Somali population in the ogaden. And jilkan cusub ay doonayan inay ka dhigaan dad Ethiopian ah , dagaalki xooga eeh cadaadiska wu dhamanya buu yidhi dadka la rabba ama dhaliyarada ina maskaxda laga xaddo.
And how Ethiopia leaders are chosen by god siiday dadka uu tussan inay jirto laakin imika they change it laakin systeemki boqorradi menelik sellesie bay ku socdaan buu yidhi
Interresting.