Sawirka Maanta Faroole & Jaajus Xiddig oo la is ag fadhiisiyay Sheekoy kunacay!
(Dufaan)Sawirku wuu ka qiimo badanyahay kun kalmadood. Bal nala daawada Jaajuus Cabdirashiid (Xiddig) oo Tigreega uu matalaa ay ag fadhiisiyeen ninkii gacamo ku dhiiglaha ahaa ee Faroole ee Somaliya inuu u dhashay u diidanaa. Maxaa iska badalay Mr.Faroole?
Sheekooy ku nacay ma Jaajuus Xiddig oo calooshiisa u shaqaysanaya ayaa laga dhigi Wasiiru dawle Matalaya Beesha laga ganacsanayo!!! aan aragno sheekada ka danbaysa Filimkan bilawday.
Waxaa marag madoonta ah oon muran geli karin ruuxa uu yahay Xidig iyo cida uu matalo.Cid kasta oo khaa'in wadan ah banaanka ayuu iman taariikhduna wayqori.
Inuu u qiil bixiyo Xiddig ka ganacsiga dhiiga shacabka Ogadenya waxay sharaf dhac ku tahay magaca uu sheeganayo inuu matalo.. wayna kala xisaabtami doonaan .