Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Breaking News: ONLF(JWXO) offensive EEBO-CADOW!

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Breaking News: ONLF(JWXO) offensive EEBO-CADOW!

Postby hanqadh » Wed Nov 11, 2009 7:03 am

Alaahu Akbar - War dagdag ah oon ka helnay Xarunta CWXO

Saaka markay saacaddu ahayd 4tii aroornimo ayuu Ciidanka Wadaniga Xoreynta Ogadenya ku waabariistay fadhiisimada cadawga, halkaasoo cadawga lagu gaarsiiyay khasaare laxaad leh oo dhimasho iyo dhaawacba leh, waxaana lagaga furtay hub aad u farabadan.

Qaybaha CWXO ayaa sidan u hawl-qaybsaday;
Qaybta Gorgor waxay weerar ku qabsadeen Cobolka.
Qaybta Birjeex-na Boorcaano.
Qaybta Danab-na Galadiid.
Qaybta Heegan-na Yucub.
Qaybta Dufaan-na Higlaley.
Qaybta xarunta ee Halgan-na Birqod.
Qaybta Hanqadh-na Xamaro.

Wuxuu warku nugu soo gaaray in CWXO ay qayb walba markay fulisay kuna guulaystay qorshihii loo dajiyay ay isaga bexeen goobihii ay qabsadeen.

Faahfaahinta khasaaraha soo gaaray cadawga iyo wixii soo kordhaba dib ayaan ka soo qori doonaa. Wa-Laahu Akbar.

ONA.
Its Time my Friends, the Ogaden is going to get even more bloody these days.

ONLF is just getting warmed up.
Last edited by hanqadh on Wed Nov 11, 2009 9:02 am, edited 1 time in total.

User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Breaking News: ONLF(JWXO) Offensive EEBO-CADOW

Postby hanqadh » Wed Nov 11, 2009 9:01 am

faahfaahin dheeraad ah.
CWXO Qaybihiisa kala ah; Gorgor, Duufaan, Hanqadh, Danab, Heegan, Halgan iyo Birjeex waxay si wada jir ah oo qorshaysan u fuliyeen Hawlgalkii loogu magac daray EEBO-CADOW oo ay ka fuliyeen dhammaan goobaha kala ah: Cobolka gobolka Harar (Baabili), Hihlalay Gobolka Jarar, Xamaro Gobolka Nogob, Galadiid Gobolka Qoraxay,Yucub gobolka Doollo, Boodhcaano gobolka Shabeele,Birqod iyo Gunagado gobolka Nogob iyo Jarar ka kala tirsan. Hawlgalkaas oo bilowday saacaddu markay ahayd 12 :00 kii Habeenimo taariiklhuduna ahayd 10-11-2009 ayaa laga gaadhay guul taariikhda gashay oo dhamaystiran.

Hawlgalka Eebo-cadow oo illaa hatan socda waxaa CWXO uu gacanta ku dhigay Dhmaan goobahaas marka laga reebo Birqod iyo Gunagado oo loogu talogalay in la burburiyo saldhiga cadawga lagana saaro faltanka iyo gumaryada si buuxda na loo burburiyey hawlgab dhkama dambays ah cadawga loogu geystay.

Dhammaan Goobahaas waxaa la baabi,iyey gabi ahaanba cadawgii fadhiyaday ku lahaayeen iyada oo laga furtay hub iyo qalab ciidan oo aad u badan kalana duwan. Waxaa goobahas cadawga lagaga dilay ciidamo farabadan oo saraakiil tira badani ku jirto. Hawlgalkaa guusha weyn laga gaadhey ee Eebo-cadaw, wuxuu ahaan doonaa idanka Alle mid sii socon doona kuna baahi doona dhammaan gobolda dalka Ogadeniya looguna talagay in lagu sifeeyo saldhigyada cadawga oo dhan, faahinta buuxda ee khasaraha cadaga oo dhamaystiran waxaa loo soo gudbin doonaa saxafada sida ugu dhaqsaha badan ay ku suuragasho.
Allaahu Akbar. Guusha shacabkanaga geesiga ah iyo halyayada CWXO ayaa leh.

Rugta Hawlgalada CWXO Ogadeniya 11-11-2009 / ONA

User avatar
DANGIRL
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12793
Joined: Wed Dec 03, 2003 7:00 pm
Location: .....

Re: Breaking News: ONLF(JWXO) offensive EEBO-CADOW!

Postby DANGIRL » Wed Nov 11, 2009 9:28 pm

It is only a matter of time before Ethiopia crumbles; it's just a question of when.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests