Aniyo nin saaxibkay ah ayaa uruurineyna gabayadii xarbi ismaaciil samatar (Xarbi-dheere).
Ilaa eegga 13 gabay iyo 2 geeraar baan ka haynaa, oo isku 15 gabay ah.
Marka maxaad heysaa oo gabayadii xarbi ismaaciil ah, Haddaadsan heynin, Ma garaneysaa cid heysa oon la xidhiidhno.
Soo gal boggan oo ka jawaab ina adeer






