1.- Gobolka Afdheer
Hargeelle Jarrati Baareey
Ceel-Karre
doolow baay
Goorabaq
Iimey
Guredhaamoole
Q-duule
Magaalo madaxda gobolkani waa Hargeelle, dhaqaalihiisu wuxuu ku tiirsan yahay Xoolaha nool, beeraha, Milixda warshadda Godcusbo, iyo ganacsiga.
2.- Gobolka Godey Godey Qalaafe Mustaxiil
Cadaadle Feerfeer
Iimeybari
Dhanaan
Magaalo madaxda gobolkani waa Godey, dhaqaalihiisu wuxuu ku tiirsan yahay Xoolaha nool, beeraha iyo ganacsiga.
3.- Gobolka Qorraxeey
Qabridaharre Dhoobaweyn Shilaabo
Shaygoosh
Magaalo madaxda gobolkani waa Qabridaharre, dhaqaalihiisu wuxuu ku tiirsan yahay Xoolaha nool iyo ganacsiga.
4.- Gobolka Jigjiga
Jigjigga Qabribayax Xarshin
Awbarre Bambaas
Magaalo madaxda gobolkani waa Jig-Jigga, dhaqaalihiisu wuxuu ku tiirsan yahay ganacsiga, xoolaha nool.
5.- Gobolka Shiniile
Shiniile Erer Dambal
Ayshica Afdam Ma`ayso
Magaalo madaxda gobolkani waa Shiniile, dhaqaalihiisu wuxuu ku tiirsan yahay xoolaha nool.
6.- Gobolka Dhagaxbuur
Dhagaxbuur Awaare Gaashaamo
Gunagado D-Madow
Magaalo madaxda gobolkani waa Dhagaxbuur, dhaqaalihiisu wuxuu ku tiirsan yahay xoolaha nool iyo ganacsiga
7.- Gobolka Fiiq
Fiiq Sagag Xamaro
Dhuxun
Laga hidda
Garbo Mayomaluqa
Salaxaad
Magaalo madaxda gobolkani waa Fiiq, dhaqaalihiisu wuxuu ku tiirsan yahay beeraha, Xoolaha nool iyo ganacsiga
8.- Gobolka Wardheer
Wardheer Galaadi Danood
Bookh
Magaalo madaxda gobolkani waa Wardheer, dhaqaalihiisu wuxuu ku tiirsan yahay Xoolaha nool iyo ganacsiga.
9.- Gobolka Liibaan
Fiiltu Doolow Addo Mooyaale
Hudaat
Magaalo madaxada gobolkani waa Fiiltu, dhaqaalihiisu wuxuu ku tiirsan yahay ganacsiga, beeraha iyo xoolaha nool.




