Postby The_Emperior5 » Mon Jan 11, 2010 9:08 am
who is the guy doing the poet
ninkaasi murti bu sheegaya
new york message ka adigu kugu socda iyo dhaliyarada reer ogadenia eeh qurbaha ku nool.
Abwaaninta hadalka wa ku durxulayaan
Dhaliyaro dhulkini cidlaad uga dhaqaaden eh
Dhago yeesha taga meeshan dhab u lahaydene eh
Dhulkaga cadow dhaafiya dha dhamo rooniye
Dheeha geel hadad leedahay dhays na ku ogaato
Wa inad dhaqalaysato dhinacyada joogtaye
Markad ku dhashan dhaga mirataye.