

Arent you reer samatar khalaf. not qalaf?I heard there is a reer Samatar Qalaf subclan in the Ogaden? I am a reer Samatar Qalaf of the Cumar Mohamud subclan.


Its just a different way spelling it. And i noticed Qalaf is proper pronunciation, so I use it in my writing now.Arent you reer samatar khalaf. not qalaf?I heard there is a reer Samatar Qalaf subclan in the Ogaden? I am a reer Samatar Qalaf of the Cumar Mohamud subclan.

suaalSamatar Khalaf Guuleed baa Jira oo Jilib Reer Ugaas Samatar ah, Oo Reer Cabdille Ah.
Samatar Khalaf-Guun baa jira oo Jilib Maxaad-Roob ah oo Reer Cabdille.
Samatar Khalaf Reer Afgaab ah baa jira, Jilib Reer Muumin ah, oo Cowlyahan ah
.. Laakin sxb aan adiga su,aal dib kuugu ceshee, Cumar Maxamuud xaguu la facyahay markii abtirka ogaadeen loo eego, Ma Baahale siciid baa?


mahadsanidMaxamed Sagaal buu ka tirsadaa Ogaadeen.
Ogaadeen
Barwaaq
MiyirWalaal
Tagaal-Waaq
Kaante
Yuusuf
Muuse
Siciid
Baahale
Subeer
Maxamed
...
Dadka inta badan baa mooda in Maxamed Subeer iyo Cowlyahan isku fac yihiin, saas ma,aha, Reer Subeer iyo Cowlyahan baa isku fac ah, Marka Anigu Markaan Noqdo Maxamed oon hoos uga dego Subeer, Cowlyahan wuxuu ii noqon adeer.
Isla sidaas oo kale Yaa la mooda in cabdille iyo Isaaq walaalo yihiin, mana aha ee waa isu adeer.. Cabdille waa , Cabdille Muuse Maxamed Subeer, Isaaqna waa Isaaq Maxamed Subeer. Adeer baad noo tihiin.
Isla sidaas oo kale Ayeeyna Reer Cali iyo Reer Haaruuna u aheyn labo wiil oo siman, ee waa isu adeer.. Cali Isaaq iyo Maxadaar Isaaq... Maxadaar baa dhalay Haaruun


dee magacyada ha naga xadinaI am reer warfaa khalaf
I bet there's an Ogaadeen subclan with that name, ileen cida tira badanaa

Siyaad Diini Farah Guled Shermake Khalaf :upoo maadan reer siyaad diini ahayn

Return to “Ogaden - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 1 guest