Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Shiniile shacab uprising.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Shiniile shacab uprising.

Postby hanqadh » Fri Jan 22, 2010 7:37 am

Magaalada Shiniile oo uu dagaal adag ku dhex maray shacabka iyo Tigreega
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Diridhaba ee gobolka Shiniile ayaa waxa ay sheegayaan in dabayaaqada todobaadkii lasoo dhaafayay shacabka magaalada Shiniile ay sameeyeen mudaaharaad aad ubalaadhan,hase ahaateen Ciidamadii Tigreega ayaa si aabayeel la’aan ah dadkii oodda uga qaaday rasaas,waxa ayna rasaastii Tigreegu dishay hal ruux oo shacab ah,waxaa kale oo ay dhaawacday ugu yaraan shan ruux oo kele.

Dadkii banaanbaxayay markay arkeen in ayna Tigreegu u aabayeelaynin oo ay si quman utooganayaan ayaa qof walba oo uu qori uyaalay magaalada lasoo baxay, kadib durba jawigii banaanbaxa ayaa waxa uu isu badalay dagaal adag.Tigreega waxaa halkaas lagaga dilay 5 askari halka in kabadanna lagaga dhaawacay,markuu dagaalku kululaaday ayay ciidamadii Tigreegu dib ugu gurteen xeryohoodii.

Banaanbaxan ayaa waxa uu kadhashay sida wararku sheegayaan qorshe ay Tigreegu waayahan ka wadeen nawaaxiga magaalada Shiniile.Waxa ay Tigreegu qorshaynayaan in ay diyaariyaan dhulbeereed lagu qiyaasay (60,000) oo hectare kadibna lasoo dajiyo dad Itoobiyaan ah oo laga soo raro dhulka sare ee buuralayda ah.Wararkii ugu dambeeyay ee kasoo baxa gobolka Shiniile ayaa waxa ay sheegayaan in Tigreegu ay ka guureen magaalada Shiniile,waxa ayna xayiraad kusoo rogeen dadka dhalinyarada ah ee kasoo baxaya Diridhaba una Shiniile, iyagoo ka cabsi qaba in kacdoonkaasi ay kasoo baxaan dhalinyaro cadhaysan oo biirta jabhadda ONLF.Waxa ay wararku intaas ku darayaan in dadkii shacabka ahaa ay cagta mariyeen dhamaanba qalabkii larabay in lagu fuliyo mashruucyadan horta leh.

Qorshahan ayay hadda kahor Tigreegu isku dayeen in ay kafuliyaan dhul beereedka magaalada Goday,shacabka magaalada oo arintaas kasameeyay banaanbaxna waxaa lagu wada guray xabsiga.

Qorshahan oo ay kubaxayso in kadan 3 billion oo birka Itoobiya ah ayaa waxaa dawladda Itoobiya ka caawiyay Israel,oo iyadu bixisay dhamaanba kharashka kubaxaya laba mashruuc oo kani kamid yahay oo sanadkan larabo in laga fuliyo gobolka Shiniile.

Jiwiga magaalada Diridhaba ayaa aad ukacsan,waxa ayna dadku isu sheegayaan warar dhiillo leh oo ah in dhulkoodii lasoo dajinayo dad Itoobiyaan ah

Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Re: Shiniile shacab uprising.

Postby Queen_Arawello » Fri Jan 22, 2010 9:08 am

Very courageous act :up: :up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 5 guests