Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

ONLF and Ethiopia fight huge battle's near Diridhaba

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

ONLF and Ethiopia fight huge battle's near Diridhaba

Postby hanqadh » Fri Jan 22, 2010 7:39 am

Dagaal aad uwayn oo Tigreega iyo ONLF ku dhexmaray magaalada Ma’ayso.
Warar hordhac ah oo naga soo gaadhaya magaalada Diridhaba ayaa waxa ay sheegayaan in maalin sadexaad uu dagaal adagi ku dhexmaray xoogagga ONLF iyo Tigreega magaalada Ma’ayso oo dhanka Koonfur galbeed kaga beegan magaalada Diridhaba.dagaalkan oo aan si dhab ah loo soo xaqiijinin khasaasihiisa ayaa waxa ay wararku sheegayaan in uu ahaa dagaal aad uwayn oo siwayn ugilgilay magaalada Diridhaba.

Dagaalkan ayaa waxaa laxaqiijinayaa in Tigreega loogu gaystay khasaare aad ubadan,iyadoo dagaalka kadib ay Tigreegu halkaas isugu keentay ciidan aad utira badan oo ka kala yimid dhanaca Addisababa iyo dhinaba Diridhaba.

Ma aha dagaalkii ugu horeeyay ee ay jabhadda ONLF iyo Tigreega kudhexmara dhulka istaraatijiga ah ee ay maraan wadada isku xidha Diridhaba iyo Addisababa iyo wadada treenkuba.

Dagaalka udhexeeya ONLF iyo Tigreega ayaa waxaa hadda la saadaalinayaa in uu saamayn kuyeelan doono magaalooyinka waawayn ee Itoobiya oo uu khatar galin doono isu socodka magaalooyinka Diridhaba iyo Addisababa.

Wixii war ah ee kasoo cusbaanaada dagaalkaas dib ayaan idiinka soo sheegi doonaa
Faafaahiin dheeraad ah oo kasoo baxday dagaalkii Ma’yso

Wariyaheena jiida hore ayaa sheegaya in Ciidamada JWXO gacanta ku dhigeen 9 askari oo maxaabiis ah oo 5 ka mid ahi ay yihiin dhawaac.
Sida wararku sheegayaan dagaalku waxa uu ka dhacay sadex aag oo labo kamid ah ay yihiin gurmad, midna yahay meeshii uu dagaalku ka bilawday. Saraakiisha dagaalka ee ONLF, qaybta Ma’ayso ayaa waxa ay xaqiijiyeen in ay wadadii tareenka xidheen labo meelood oo ay meeli tahay dameeray oo u dhexaysa Ma’ayso iyo Harar iyo Dhiki oo u dhexaysa Diridhaba iyo Ma’ayso. Dhawaaqa hubka culus ayaa hadadan lajoogo laga maqlayaa galbeedka magaalada Ma’ayso sida uu sheegay sargaal ciidanka ONLF ahi.

Inta uusan dagaalku bilaabanin ayay Jabhadda ONLF labo ciidan dhigeen dhinaca Diridhaba iyo dhinaca Hawaas, si ay u hor istaagaan ciidamada gurmad ah ee ka imaanaya labadaas aag, waana labada meelood ee uu dagaalkoodu daba dheeraaday, meeshii uu dagaalku ka bilawday iyada si quman ayaa loogu kala baxay waxana cagta lamariyay ciidamadii Tigreega halkaas lagu helay.

Wali warbixintu ma dhamaystirna waxaana lafilayaa in warar badani soo siyaadaan, diba ayaan kasoo sheegi doonaa wixii soo cusboonaada

Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Re: ONLF and Ethiopia fight huge battle's near Diridhaba

Postby Queen_Arawello » Fri Jan 22, 2010 9:02 am

ONLF flexing its muscles :clap: :clap: :clap:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests