Postby Faarax-Caytame » Fri Feb 12, 2010 7:14 am
Maxaan Cuqdad Qabaa, Anigu miyaan ceytamee.. Adigu qashin baad sheegi iyo wax walba lol.. Mardhowna Fuck you baad odhan, intan dhiiga kugu kariyo.
Sxb waano yar baan ku siin, Qabiilka Ogaadeen ee hurdadii kaa qaaday, Waa inaan kaa caawiyaa, Solution baan raadin dona.. Thread kale yaan furi oo NighteMare'ka ogadenku kuu geysteen lagaaga dhayo Inshallah.. Jimco Wanaagsan