Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Xoogaga ONLF oo Ku Sugan Mudo Afar Bari ah Yucub

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Xoogaga ONLF oo Ku Sugan Mudo Afar Bari ah Yucub

Postby hanqadh » Fri Feb 19, 2010 11:36 am

Xoogaga ka soo Horjeeda Itoobiya una Dagaalama Gobanimo doonka Ogaadeeniya ayaa mudo 4 Bari ah ku sugan Tuulada Yucub ee ka Tirsan Gobalka Wardheer. Halkaas oo Jabhada ONLF ay ka taagatay Calanka Astaanka u ah Dhulka Ogaadeeniya, Jabhada ONLF ayaa Seminar Hanuunin Iyo Wacyi Galin ka Wada Tuuladaas.

Ila lagu Kalsoon yahay oo Shacab ah oo Shabakada Ogadentoday La Soo Xariiray ayaa sheegay in Jabhada ONLF aysan Dagaal ku qabsan Deegaankaas Balse Ciidamada Itoobiya ay Ogaadeen in Xoogaga aad u Hubaysan oo ONLF ah ay Joogaan Aaga Kadib ay Iskaga Baxeen Tuulada.

Halkaas oo Xoogaga ONLF oo wata Baabur ah Kuwa Deegaanka looga Yaqaan Cabdi Bile ama Toyoto ay soo Galeen Tuulada Halkaasna ay ka wadaan Hanuunin Iyo Wacyi Galin.

Mar aan wax ka waydiinay Ujeeda Hanuuninta iyo wacyi Galinta ayaa Naloo sheegay inay tahay In Dhagaha iyo Qalbiga loo sifeeyo kuwa Raja Dhigay, Kuwa Tuugta ah ay u noqoto Fariin la gaarsiin, Hanuunintan ayaa ah wacdi, Gabay, Suugaan, Khudbado.

Iyagoo Kooxda Band ee Jabhda ONLF ay qaadeen Heesaha Wadaniga ah Kuwaas oo dadka ku Nool Tuulada Yucub ay Ilmeeyeen.

Ogadentoday
Wardheer.
Last edited by hanqadh on Fri Feb 19, 2010 11:48 am, edited 1 time in total.

User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Xoogaga ONLF oo Ku Sugan Mudo Afar Bari ah Tuulada Yucub

Postby hanqadh » Fri Feb 19, 2010 11:45 am

Xabashidii magaaloyinkay isasoogu soo ururtay, dagaalka markaa hada stagekii oogu danbeeyay buu marayaa inshallah...Siyaasada Itoopia haday sidan usii liidato waxaan filayaa inay Xabashidu Ka carari in badan Ogaden.

Image


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests