Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Halyeygi Axmed Cumar jeess iyo jabhadi spm

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Halyeygi Axmed Cumar jeess iyo jabhadi spm

Postby The_Emperior5 » Sun Mar 21, 2010 10:19 pm

Image

Axmed cumar jeess Waa sarkaal sare oo ka tirsanaa Ciidankii Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxay walaalo ahaayeen M.Cumar Jees oo ka tirsanaa Golihii sare ee kacaanka. Markii uu ka goostay Dowladdii Soomaaliya, waxa uu ku biiray Jabhadihii joogay Itoobiya, kadibna ciidankii S.P.M. ayuu abaan -duule ka noqday, wuxuu watay Jabhaddii qabsatay Gobolada Bay iyo Bakool isagoo fulinayey heshiis ay wadagaleen Saaxiibadiis Jabhadi snm iyo usc wuxu door weyn ka qaatay sidi uga saaray ciidanki Afweyne Gobolada jubooyinka , Wa nin qeyb weyn ka qaatay la dagaalanki dawladi Maxamamd siyaad barre Ciidan farra badan na ka so Kaxaystey waxa marka la odhan jiray Goballadi woqoyi eeh jamhuuriyada maanta la yidha eeh Somaliland
Axmed cumar jeess wuxu asaasay jabhad absame ah wuxu na ka dhidhiyey heshiski Maxammad siyaad bare la galay dawladi mengistu oo ka hor imanayey waxay u tagnayeen beesha absame oo isagu marka matalayo.

Waxaa Marka hadaba mudaan in la sheego jabhaddii uu Ahmed Cumar Jees sameeyey SPM ee ka soo jeeday beesha Ogaadeen, u jeedada Ahmed Cumar Jees iyo saraakiishii la socotay waxay ahayd in ay ka saaran beesha Ogaadeen figradda ah in laga saaro inay somalia marti ku yihin, somaliya dhulka la yidha ay wax weyn ku leeyihin hadaba iyo inanu maxammad siyaad barre aan la tashan beesha absame eh daggan Gobalada konfureed eeh somalia iyo inu beeshisa tusso awooda ay dawlada ku lahayeen . Waxay isla markaa sahansadeen in ay saldhig iyo degaan ka dhigtaan dhulka oodda iyo kaynta ah ee dadka iyo deegaanka ee ay ku taalo degmadooda ee Afmadaw gobolka Jubada Hoose.
Afweyne markii la riday 1991-kii waxaa soo baxay ujeedooyinkii kala duwanaa ee jabhaddihii kala duwanaa ay wateen Jabhadiihi waxay inta kabacdi Midba fikirkisi gaarka ay lahayen meel u raceeen.

Suldaan Emperior :sland:

Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Re: Halyeygi Axmed Cumar jeess iyo jabhadi spm

Postby Queen_Arawello » Mon Mar 22, 2010 2:15 am

Cumar Jess dhagaxburs Golden Boy :up: :up:

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Halyeygi Axmed Cumar jeess iyo jabhadi spm

Postby CoolPoisons » Mon Mar 22, 2010 5:42 am

Walaalkiis Mohamed Omar Jees ayaa geesi aha not this naanaab.

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Halyeygi Axmed Cumar jeess iyo jabhadi spm

Postby hargaysaay » Mon Mar 22, 2010 6:10 am

walaalkii xamar baa lagu dilay 2005 sida la tuhmo al shabaab bay ahaayeen tacsidiisii waan tagay waayo meesha lagu dilay aad bay noogu dhaweyd

coolpoisn
is he naanaab becouse he anhilated aabo siyaad in jubooyinka :D this man is great man

User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Halyeygi Axmed Cumar jeess iyo jabhadi spm

Postby ToughGong » Mon Mar 22, 2010 6:12 am

Walaalkiis Mohamed Omar Jees ayaa geesi aha not this naanaab.
:lol: :lol: :lol: @ naanaab

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Halyeygi Axmed Cumar jeess iyo jabhadi spm

Postby Siciid85 » Mon Mar 22, 2010 8:27 am

Hargeysaay, walalkiis muxu ka doonay xamar mise xamar bu deegna awal ka hor.

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Halyeygi Axmed Cumar jeess iyo jabhadi spm

Postby hargaysaay » Mon Mar 22, 2010 8:53 am

axmed cumar jees iyo walaalkiiba xamar bay deganaayeen, axmed baarlamaankuu ku jiray laakiin walaalkii nin caadiya ayuu ahaa in kastoo la yidhaa haayad buu u shaqaynayey maraykana sababtaa baa loo yidhaa al shabaab baa dilay. axmed cumar jees waa nin iska isaaqa isaaq baa dhalay ciidagale(cabdi bari) gabadh isaaq buu qabaa habar yoonis(isxaaqa), markaa siciidow ninku waa garxajis

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Halyeygi Axmed Cumar jeess iyo jabhadi spm

Postby ina aadan » Mon Mar 22, 2010 8:57 am

axmed cumar jees iyo walaalkiiba xamar bay deganaayeen, axmed baarlamaankuu ku jiray laakiin walaalkii nin caadiya ayuu ahaa in kastoo la yidhaa haayad buu u shaqaynayey maraykana sababtaa baa loo yidhaa al shabaab baa dilay. axmed cumar jees waa nin iska isaaqa isaaq baa dhalay ciidagale(cabdi bari) gabadh isaaq buu qabaa habar yoonis(isxaaqa), markaa siciidow ninku waa garxajis

:clap:

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Halyeygi Axmed Cumar jeess iyo jabhadi spm

Postby Siciid85 » Mon Mar 22, 2010 9:50 am

Hargeysaay, how do you know all this stuff? are you and Cumar Jess closely related if you are also Cabdi Bari? about walaalkiis Maxamed was a fagash though who worked with cidaankii kacaanka, laakinse Axmed is rageedi.

User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Halyeygi Axmed Cumar jeess iyo jabhadi spm

Postby ToughGong » Mon Mar 22, 2010 9:53 am

Waa abtigii dee

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Halyeygi Axmed Cumar jeess iyo jabhadi spm

Postby ina aadan » Mon Mar 22, 2010 9:57 am

Axmed iyo Maxamed cumar jees :up:
Hargeysa wuxuu u maleyaa inuu ninku cidagaleyahay
ala yaa u sheega inuu yahay nin af la nacay´ah oo cidagale baabi´iyay

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Halyeygi Axmed Cumar jeess iyo jabhadi spm

Postby Siciid85 » Mon Mar 22, 2010 10:05 am

Inadan, Axmed Cumar Jes's clan is not disputed we all know he was absame with a cidagalle reer abti, laakinse at the end he worked with SNM & USC to topple Siad bare and his bully dog gangs and that is a good credit for him that is all that matters, so indeed viva Axmed Jess for his good work against afweyne. :cool: :up:

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Halyeygi Axmed Cumar jeess iyo jabhadi spm

Postby ina aadan » Mon Mar 22, 2010 10:09 am

Aniguna waxaa leyahay
axmed iyo maxamedba VIVA :up:

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Halyeygi Axmed Cumar jeess iyo jabhadi spm

Postby Siciid85 » Mon Mar 22, 2010 10:09 am

ok. :up:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests