maya dee anigu reer guled suldan baan ahay waa ku sidee cabdi bari isku cabdi ciisaan nahay,Hargeysaay, how do you know all this stuff? are you and Cumar Jess closely related if you are also Cabdi Bari? about walaalkiis Maxamed was a fagash though who worked with cidaankii kacaanka, laakinse Axmed is rageedi.
walaakii garan maayo inuu faqash ahaa laakiin in la dilay uun baan garanayaa, axmed makhaayada xamar isaaqu fadhiistaan buu noo iman jiray ninku waa iska isaaq
to ina aadan
sxb adeerkaa cidi kaala carari maysee is daji





