Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Dagaal ka dhacay Magaalada Dhagaxbuur.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Dagaal ka dhacay Magaalada Dhagaxbuur.

Postby hanqadh » Tue Mar 23, 2010 5:53 am


Shabakada Ogadentoday waxaa soo gaaray Caawo Faah Faahin Kooban oo Ku saabsan Dagaalkii Xalay ka dhacay Magaalada Dhagaxbuur, Dagaalkan oo u dhaxeeyay Ciidamada Itoobiya Iyo Xoogaga Jabhada ONLF oo laba Goobood oo Badhtamaha Magaalada Dhagaxbuur ah ka Dhacay.

Sidee Dagaalka Lagu Ogaaday?

Dagaalkan ayay Ciidamada Itoobiya ka helaan Warbaxin Iyagoo Galabnimadii ku soo rogay Magaalada Bandow, Halkaas oo Ciidamada loo yaqaan Roondada ay wareegayeen Magaalada, Kuwaas oo ahaa Ciidamo Lug ah, Watana Baaburta Cabdi Bilayaasha oo Qoryaha Dhashiikaha ah ay saaran Yihiin.

Abaarahii 4 Habeenimo ayay Xabad ka Bilaabatay Laba Jaho, Kow waxay Xabada ka bilaabatay Martama Suuqa Halkaas oo Ciidamo ku sugnaayan ONLF ah, oo ay Rasaas Isku waydaarsadeen Ciidanka Itoobiya ee Roondada Samaynayay. Dhimadasha Halkaas waxaa la sheegay in 4 Askari ay Ciidamada Itoobiya kaga Dhinteen Meesha Dhaawac Dhiig ah oo la Gudbiyay Toga Dhagaxbuur la arkay oo loo maleeyay in ONLF dhaawac la Tageen.

Isla Xabada oo ka socota Suuqa ayaa Jaho kale Xabad ka Bilaabatay oo ah Xerada Kifladoorka loo yaqaan ee Ku taala Magaalada Dhagaxbuur, Halkaas oo 5 Baasuuke hal mar Ku Dhaceen, Iyo Rasaas socotay Mudo 40 Daqiiqo ah.

Waxaa Xerada ka Olalayaa dab aad u culus oo aan la aqoon Sababta Dhalisay Balse loo Maleeyay in ahaa Bakhaar ay Yaaleen Walxaha Qarxa. Dhimashada Dagaaladan Ilaa hada War sugan oo faah faahsan Lagama Hayo Balse Baabuurta Guuxa ayaa Ilaa maanta Laga dareemayay Xerada Ciidanka.

Magalada Dhagaxbuur ayaa saaka Maxkamada la soo saarayay Dad Gaaraya 70 qof oo iskugu Jira Haween Iyo rag kuwaas oo Dacwad loo haystay ahaa inay Xariir ONLF la leeyihiin,

Maanta ayaa Maxkamadii la Baajiyay Iyadoo Dadku Ilaa saaka 4 Saac aysan Gurayaha ka soo baxin, Kadib Waaladiinta loo diiday inay Booqdaan Dadkii Xirnaa iyo Goobta ay ku xirnaayeen.

Weerarkan ayaa ku Riday Ciidaamada Itoobiya Cabsi Xoogan Iyadoo Ilaa maanta aysan Jirin wax Gooba Ganacsi ah oo Furnaa Magaalada Marka laga reebo Hal hal ,meel Xaalada Magaalada ayaa ah mid kacsan.

Wixii war ka soo Kordha Kala soco Ogadentoday

Miiska Warqabakad Ogadentoday
Ogaadeeniya.
Dhgaxbuur baan wacay, waa war jira...2 habeen ka hor buu ahaa.

Xabashida inayna ONLF awood u hayn ogaada.

Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Re: Dagaal ka dhacay Magaalada Dhagaxbuur.

Postby Queen_Arawello » Tue Mar 23, 2010 6:35 am

Guul for ONLF :up: :up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 6 guests