Silent Cry waa Urur aad muhiim ah oo u fursad u noqday shacabkiga Ogadenia oo suu filimiku sheego, oohintoodu qarsoonayd.
Filimkan oo aduunka dhan ku wareegaya Itoopiya aad bay ooga walacsantahay, siduu u socdana dad badan oo muhiim ah ayuu soo dhuufsanayaa.
waa guul siyaasi ah.
Silent cry waa taariikhi

ha la wado Halganka.