-
-Colonel Cabdi Mahdi of the Somali Patriotic Movement..
ma sheeko xariir baa inoo keentay?ciidan uu watay cabdi mahdi yaa beri gacanta ku dhigay Moorgan, meel lafo-harti la dhaho udhaw.
isagoo ku xumeynaya ina cumar jees, ayuu muusen diline , wuu sii daayay.
Khaladkaas oo kii ugu weynaa yuu cabdi mahdi ka galay beesha Ogaden, Intaas mooyee,sidiisa kale waa nin rageed dagaalyahan ah.
Laakiin nin beel hogaamin kara ma,aha walee
Return to “Ogaden - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 8 guests