Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Garissa Cadey.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Garissa Cadey.

Postby hanqadh » Mon Apr 19, 2010 12:56 pm

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Garissa Cadey.

Postby hanqadh » Mon Apr 19, 2010 1:00 pm

Invest in Gariisa land is going too fast , I hear the land near the river is been sold? what about the Kaneeco :lol:

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Garissa Cadey.

Postby ina aadan » Mon Apr 19, 2010 1:15 pm

Mansha allah :up:
Aaryaa haqadh abtow ii waran
ma waxaad leedahay aynu meesha maal gashano

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Garissa Cadey.

Postby hargaysaay » Mon Apr 19, 2010 1:22 pm

gaarisa :clap: :clap: :clap: :clap:

beutiful place walaahi maashalaah.

ina aadan idinkoo magaalooyinkaa haysta ayaad awaare ka dhamaan ladahay soomaha :D :D :D :D just kiding
walaahi I become happy for garisa people when I saw those pictures :up: :up: :up:

User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Garissa Cadey.

Postby hanqadh » Mon Apr 19, 2010 1:27 pm

kheyr ee bal waran,

ina aadanow oo meesha kama war haysid absame oo dhan baa maal gashanaya NFD ilaa Jubooyinka, meesha fursad baa taala.waa la kala boobaya dhulka xitaa meelihii kaneecada looga cararayay baa la iskoogu yimid kolay saan maqlay.sideeda kale Garissa maa meel heersara oo dhinac walba ka camiran, skooladeeda walee lama gaadho,waxaa kasii daran madrasooyinka diinta islaamiga ah...kuwa badan oon wax isku nahay baa lagu xareeyay.ta kale siyaasiyan waa meel noo ah xero.

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Garissa Cadey.

Postby hargaysaay » Mon Apr 19, 2010 1:29 pm

I think you are the next big thing for ogaadeen people, keep up the good thinking

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Garissa Cadey.

Postby ina aadan » Mon Apr 19, 2010 1:31 pm

hargaysaay
Reerka-yagu meel aan jarar iyo faafan ahay qaban mayaan

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Garissa Cadey.

Postby hargaysaay » Mon Apr 19, 2010 1:33 pm

nacas waar gaarisa sowdigaa arkaya ka gaadha nimcada niyaw jarar anaga nagu dhaafa

User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Garissa Cadey.

Postby hanqadh » Mon Apr 19, 2010 1:35 pm

hageysaa, Aware iyo garissa waa iskoo midkeen, laakiin ani iyo ina addan meel aan ahayn dhagaxbuurtii carada casayd nama marayso... :clap:

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Garissa Cadey.

Postby hargaysaay » Mon Apr 19, 2010 1:40 pm

hageysaa, Aware iyo garissa waa iskoo midkeen, laakiin ani iyo ina addan meel aan ahayn dhagaxbuurtii carada casayd nama marayso... :clap:

:up: :up: dhamaan dhulkii wa kii soomaliyeed sxb waa sax

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Garissa Cadey.

Postby ina aadan » Mon Apr 19, 2010 1:45 pm

Haa inaar waa sax in reerku uu yeesho magaalo uu wada dago gidigiis ileen reer walba hada hal magaalu dhistaaye.
waxaa laga yaabaa inaan tago summer

hargaysaay
jarar nagu dhafaa war ninku miyuu waasha war meesha waanu ku dhaaranaa
iyadoo hadan basiin (cobole) laga helay
rag waxaa jira ku dhaaran wataan jarar wayaa iyo kuwo isku habaari biyaha bulaale waa

User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Garissa Cadey.

Postby hanqadh » Mon Apr 19, 2010 1:51 pm

Chinese oo ah awooda labaad ee aduunkaba waa lagu laayay yaa kaloo ku dhaca. :lol:

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Garissa Cadey.

Postby ina aadan » Mon Apr 19, 2010 1:55 pm

Chinese oo ah awooda labaad ee aduunkaba waa lagu laayay yaa kaloo ku dhaca. :lol:
Walee been ma ah shiina cagaha wax ka dayay dheh

Lord Diplock
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3807
Joined: Wed Jun 22, 2005 2:56 pm

Re: Garissa Cadey.

Postby Lord Diplock » Mon Apr 19, 2010 2:33 pm

hanqadh

There is a huge land to be reclaimed between near the river bank, that land is very beautiful.

is Garissa now the largest Absame city or Jigjiga (those who have been to both)?

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Garissa Cadey.

Postby ina aadan » Mon Apr 19, 2010 3:04 pm

Yaade wada arkay

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests