Page 1 of 1

So call puppet Mamuul abolished term Somali Galbeed LOL

Posted: Mon May 31, 2010 10:14 pm
by Queen_Arawello
Daa'uud Amxaar & Cabdi Iley changed Somali Galbeed to Waqooyi Bari Itoobiya :lol: :lol:


May 30, 2010 (QOL) Ibraahim Deere oo ah Guddoomiyaha ururkii dhawaan Itoobiya isu dheebay ayaa lagu amray in uu gabi ahaanba badalo magaca uu ku hawl galo ee Soomaaligalbeed kaas oo ay Itoobiya doonayso in meesha laga saaro wax Soomaalinimo muujinaya iyadoo u aragta in ay magacaas baa'isaayi inay aad muhiim ugu tahay.

Kooxda Daa'uud Amxaar & Cabdi Iley hogaamiyaan kulankaas ayaa Ibraahim dheere kaga hadlay hadalo aysan ka aqbalin...


R.I.P Somali Galbeed.. 8-)