Page 1 of 2

Gandi & his Jubba Delegation met 1000s of Jubbalanders in UK

Posted: Wed Jun 16, 2010 8:54 pm
by Hard-Rock
Image
Waxaa maalintii Sabtida oo ay taariikhdu ahayd 12 June 2010 lagu qabtay cariga Ingiriiska Shirwaynihii Koowaad ee Golaha Qurbojoogta Jubbooyinka kaasoo ay si heer sare ah usoo qaban qaabiyeen golaha qurbojoogta jubbooyinka.
Shirkani oo ahaa mid ay sugayeen dhamaan bulshoweynta kasoo jeeda gobolada Jubbooyinka oo kudhaqan wadanka Ingiriiska ayaa waxaa kasoo qayb galay Siyaasiyiin, Aqoonyahano, Culumaaudiin, Ugaasyo, Dhalinyaro, iyo Haween. Waxaa shirka marti sharaf ku ahaa Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Prof Mohamed Abdi Gandi, iyo xubno katirsan baarlamaanka DFKM oo ay kamid ahaayeen Xildhibaan Farah Dahir Affey, Xildhibaan Ugaas Cabdiwahab Ugaas iyo wafuud kakala timid yurub oo uu ugu horeeyay gudoomiyaha Golaha Qurbojoogta Jubbooyinka Mudane Abdi Ahmed.
Waxaa shirka hagayay oo shir gudoomiye ka ahaa Mudane Abdillahi Mohamed, waxuuna kusoo dhaweeyay microfoonka Gudoomiyaha Golaha Qurbojoogta Jubooyinka UK Mudane Abdinasir Sheikh Biixi oo furay shirka una mahadceliyay dhamaan dadkii kasoo qaybgalay. Mudane Abdillahi waxuuna si kooban usharxay ujeedada shirka oo ahaa in golaha qurbojoogta Jubbooyinka soo bandhigaan una sharxaan bulshowaynta Jubbooyinka mashruucyadii horumarineed oo ay gobolka kaqabteen mudadii ay jireen taasoo ayan jirin dowlad dhexe oo howshaasi uqabata shacabkeeda iyo warbixin kooban oo ku aadan xaalada guud ee Soomaaliya, gaar ahaana xaaladaha Goballada Jubbooyinka.

Aayadihii quraanka kariimka oo uu aqriyay Sheikh Mohamed Ahmed Sayid, waxaa shirka lagu soo dhaweeyay gudoomiyaha Golaha Qurbojoogta Jubbooyinka Mudane Abdi Ahmed, waxuuna mahad gaar ah ujeediyay dhamaan qaybaha ay kakoobnaayeen dadkii kasoo qayb galay shirka. Waxuu si kooban usharxay habkii uu kubilaabmay ururka iyo waqtiga la’aasaasay iyo ujeedooyinkii loo aasaasay, waxyaabihii uu qabtay intii uu ururka jiray ee mashaariic ah iyo muhiimada ay leedahay in laga shaqeeyo horumarinta iyo u adeegida bulshada kudhaqan gobolada Jubbooyinka. Waxaa iyana si maqal iyo muuqaal ahba loodaawaday mashruucyadii horumarineed ee ururka Qurbojoogta Jubbooyinka kafuliyeen gobolka oo isugu jiray iskuulo, madaaris, isbitaalo iyo agabyo ay ugu deeqeen bulshada sida cagaf cagafyo ay kaga faaidaystaan falashada beeraha.
Waxaa iyana shirka kahadlay masuuliyiin iyo odayaal kakala yimid qaar kamid ah gobolada oo kuhadlayay magaca Jaaliyadaha soo wakiishay, sida London, Birmingham, Manchester, Leicester iyo Northampton. Waxay dhamaan si heer sare ah oga hadleen midnimada, nabada, horumarinta gobolka iyo kafogaashaha khilaafka. Waxayna si diiran ugu mahad celiyeen Golaha Qurbojoogta Jubbooyinka iyo sida sharafta leh oo ay usoodhaweeyeen Prof Mohamed Abdi Gandi iyo barnaajimka uu hormuudka ogayahay DFKM ee kuwajan gobbollada Jubooyinka iyo Gedo.
Kadib waxaa hadalka lagu wareejiyay Prof Mohamed Abdi Gandi oo ay dadwaynuhu aad usugayeen. Waxuu marka hore umahadceliyay Golaha Qurbojoogta Jubbooyinka sida xilkasnimada ah oo ay isugu xilqaameen inay qabtaan shirkan, sidoo kale waxuu umahadceliyay, dhamaan dadkii kasoo qayb galay shirka. Waxuu si hufan oga warbixiyay qaab dhismeedkii DFKM, wax qabadkeedii, caqabadihii horyaalay, kulug lahaashaha international communitiga xaalada cakiran ee kajira Soomaaliya iyo habka ugu macquulsan ee nabad loogu soo dabaali karo gayiga Soomaaliya. Waxuu kahadlay cadaalada iyo sinaanta, muhiimada ay leedahay maamul wanaaga, tixgelinta aqoonyahanada, culumaa udiinka, wadaniyadnimada, iyo caqabadaha horyaala DFKM iyo in qofkasta xilkasaaran yahay soocelinta sharafta iyo wanaaga ummada Soomaaliyeed. Sidoo kale waxuu kahadlay qodobkii ay wada sugayeen kasoo qaybgalayaasha ee kusaabsanaa barnaamijka uu hormuudka oga yahay DFKM ee kuwajahan Jubbooyinka. Waxuu sheegay in ay jiraan ciidamo lagu tababaray dalka Kenya kuwaasoo laga keenay gobolada Jubbooyinka iyo Gedo, ayna soo aruuriyeen odayaal dhaqameedyo kasoo jeeda gobollada Jubbooyinka iyo Gedo iyagoo kajawaabaya codsiga oga yimid DFKM. Waxuu sheegay inay jireen caqabado soo wajahay barnaamijka uu isaga hormuudka oga yahay DFKM, laguna furay dacaayado, iyo hadalo raqiis ah, dhamaantoodse laga soogodbay. Waxuu si hufan uqeexay ujeedooyinka laga leeyahay ciidanka oo kakooban dhamaan qabaailada dega Jubbooyinka oo aysan jirin reer laga tagay, in barnaamijkani leeyahay marjic kakooban oday dhaqameedyo, siyaasiyiin, culumaaudiin, kashaqeeya danaha gobollada ay kasoo jeedaan taasoo ay kutaageerayso DFKM. Waxuu sheegay in maslaxada Soomaaliya ay kujirto wadahadal, sinaan iyo cadaalad. Warbixinta Prof Gandi oo ahayd mid aad uqiimo badan, kunasalaysneed daganaan, aqoon iyo waayo aragnimo ilaahay kumanaystay, waxay dadkii kasoo qaybgalay ladhaceen warbixintiisii uu soo bandhigay iyo sida kooban ee uu sharxay ujeedada socodkiisa iyo barnaamijka DFKM ay uxilsaartay kaasoo ah mid kusocda habkii loogu tala galay. Waxuu si hufan oga jawaabay dhamaan wixii su’aalo ahaa ee lawaydiiyay.

Waxaa intaas kadib shirka kahadlay xildhibaanadii kale ee lasocday Prof Gandi sida Faarah Dahir Affey, Ugaas Abdiweli Ugaas, iyo odayaal magac kuleh bulshada kudhaqan Jubbooyinka sida Kornel Faarah Gurxan oo kahadlay xalka Jubbooyinka. Waxaa kasoo baxay shirka go’aamada hoos kuqoran.

1. In si buuxda loo taageero barnaamijka DFKM ay uwakiishatay Prof Mohamed Abdi Gandi ee ku aadan Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo.
2. In laga shaqeeyo midnimada, nabada, iyo horumarka gobollada Jubbooyinka.
3. In lataageero Mashruucyada ay Golaha Qurbojoogta Jubooyinka kafulinayaan gobolka, laguna taageero howsha adag oo ay isku xilqaameen.

Dhamaan dadkii kasoo qaybgalay shirka waxay balan qaadeen in ay si buuxda oga qayb qaadan doonaan barnaamijka uu Prof Gandi hormuudaka ogayahay DFKM ee ku aadan Gobollada Jubbooyinka lana garab taaganyihiin hiil iyo hooba. Waxaa iyna kahadlay Mudane Cabdi Casiis (Xildhibaan) oo sheegay inuu taageersan yahay mashruuca uu Prof Gandi hormuudka kayahay. Waxaa iyana kahadashay madasha Shirka gudoomiye kuxigeenada GQJJ Marwo Shamso Yusuf Abdi, kuna dhiiri galisay dadka kasoo qaybgalay shirka inay kashaqeeyaan iskuxirnaanta iyo muhiimada barnaamijyada horumarineed uleeyihiin dadyowga kudhaqan gobalka. Waxuu shirka kudhamaaday jawi wanaagsan iyo sidii loogu talagalay.

Gudoomiyaha Golaha Qurbojoogta Jubbooyinka Mudane Abdi Ahmed iyo dhamaan xubnaha uu kakooban yahay goluhu umahadcelinayaan dhamaan dadkii kasoo qayb galay shirka iyo taageerada ay ufidiyeen ururka inay kala qaybqaataan horumarka Gobollada Jubbooyinka.


Golaha Qurbajoogta Jubooyinka
United Kingdom

Re: Gandi & his Jubba Delegation met 1000s of Jubbalanders i

Posted: Wed Jun 16, 2010 8:58 pm
by Hard-Rock
More pics


Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Re: Gandi & his Jubba Delegation met 1000s of Jubbalanders i

Posted: Wed Jun 16, 2010 9:04 pm
by mvp
seems gandi is detemined creating jubaland. is he PHD holder

Re: Gandi & his Jubba Delegation met 1000s of Jubbalanders i

Posted: Wed Jun 16, 2010 9:17 pm
by Hard-Rock
mvp wrote: is he PHD holder
He has two Ph.Ds......here is his brief credentials:

He holds Ph.D. degrees in Geology and Anthropology/History in addition to a Higher Degree by Research (HDR) from Besançon University in Besançon, France. A former In-charge Researcher at the IDR in Paris, Gandhi was awarded an International Baccalaureate Diploma from the French Academy. He also served as a senior program advisor of UNDP Somalia in Disarmament, Demobilization and Reintegration (DDR).

An active participant in the Somali peace process, Gandhi was Lead Consultant in Mapping the Somali Civil Society. He also chaired the Technical Committee at the Arta Somali Peace process that took place in Arta, Djibouti, as well as being a member of the Somali Civil Society at the Somali Peace and Reconciliation Conference that was held in Kenya.

An accomplished author, Gandhi has published eight books in addition to more than 40 scientific articles in various academic journals. He has also edited three studies.

Re: Gandi & his Jubba Delegation met 1000s of Jubbalanders i

Posted: Thu Jun 17, 2010 12:07 am
by hanqadh
Hardrock waxan ha u Jawaabin MVP, hes a peice of shit lowlife. :down:

Hardrock, you were present how was Gaandi?

Re: Gandi & his Jubba Delegation met 1000s of Jubbalanders i

Posted: Thu Jun 17, 2010 1:45 pm
by Teeri
hanqadh wrote:Hardrock waxan ha u Jawaabin MVP, hes a peice of shit lowlife. :down:

Hardrock, you were present how was Gaandi?
i was there too, my picture is in tthere too, we had the brothers from OSF taking care of every thing from security to refreshments, Gaandi is the on target, it lasted for about 6 hours, sadly had to leave a couple hours before it finished.

PS: my abti who knows him told me Gaandi is also married to fomer French President Jacques René Chirac's first neice from his brother's side. apparently she has 4 kids for him, also a couple of beautiful caagdheere daughters about my age too, C'etait magnifique :lol: :lol: :lol:

Re: Gandi & his Jubba Delegation met 1000s of Jubbalanders i

Posted: Thu Jun 17, 2010 1:50 pm
by ModerateMuslim
"1000s of Jubbalander in uk" :?

1. there aren't even 100s in that small hall.

2. these aren't 'jubbalanders', they're uk refugees, and most of em aren't even from the jubbas.

next bs propaganda :arrow:

Re: Gandi & his Jubba Delegation met 1000s of Jubbalanders i

Posted: Thu Jun 17, 2010 5:11 pm
by Teeri
Somali-Star wrote:"1000s of Jubbalander in uk" :?

1. there aren't even 100s in that small hall.

2. these aren't 'jubbalanders', they're uk refugees, and most of em aren't even from the jubbas.

next bs propaganda :arrow:
good to see u somali-star, i see your back with that snake bite venom of yours, we mised it :lol: :lol:

Re: Gandi & his Jubba Delegation met 1000s of Jubbalanders i

Posted: Fri Jun 18, 2010 12:19 am
by hanqadh
Somali-star with his usual antics, Jus goes to show what a Sheegato he is. :arrow:

Re: Gandi & his Jubba Delegation met 1000s of Jubbalanders i

Posted: Fri Jun 18, 2010 12:24 am
by hanqadh
Teeri wrote:
hanqadh wrote:Hardrock waxan ha u Jawaabin MVP, hes a peice of shit lowlife. :down:

Hardrock, you were present how was Gaandi?
i was there too, my picture is in tthere too, we had the brothers from OSF taking care of every thing from security to refreshments, Gaandi is the on target, it lasted for about 6 hours, sadly had to leave a couple hours before it finished.

PS: my abti who knows him told me Gaandi is also married to fomer French President Jacques René Chirac's first neice from his brother's side. apparently she has 4 kids for him, also a couple of beautiful caagdheere daughters about my age too, C'etait magnifique :lol: :lol: :lol:
Gaandi waa Siyaasi Bislaaday, I like that Gaandis into his French Toast.More reason to like this guy :lol: :lol:

Re: Gandi & his Jubba Delegation met 1000s of Jubbalanders i

Posted: Fri Jun 18, 2010 5:26 pm
by xoogSADE14
^ Waryaa mooryaan Ogaadeen ma ku dhaleen? Waxaagu niikis ka badane.

Re: Gandi & his Jubba Delegation met 1000s of Jubbalanders i

Posted: Fri Jun 18, 2010 11:43 pm
by hanqadh
Xoogsadaw Eegana ma personal attack bay kaa joogtaa , agaah.Xoogsadaw ama meeshaada ku ekow ama Join the bandwagon this is a new era of clean politics, odeygii Moriyaan Al-Kabiir Barre Special forces buu noqday baa la igu yidhi ee bal ka waran 2 sano ninka trainin ku Jira atleast wuu futo rogan karaa :lol:

Re: Gandi & his Jubba Delegation met 1000s of Jubbalanders i

Posted: Sun Jun 20, 2010 4:55 pm
by Hard-Rock
. :P

Re: Gandi & his Jubba Delegation met 1000s of Jubbalanders i

Posted: Sun Jun 20, 2010 5:14 pm
by Hard-Rock
hanqadh wrote:Somali-star with his usual antics, Jus goes to show what a Sheegato he is. :arrow:
Don't waste ur time on this Somali-Shegato, he is confirmed Shekhal.....

Xoogsade is also better off being ignored, the man has no principle what so ever :down:

Re: Gandi & his Jubba Delegation met 1000s of Jubbalanders i

Posted: Sun Jun 20, 2010 5:20 pm
by Hard-Rock
hanqadh wrote:Hardrock waxan ha u Jawaabin MVP, hes a peice of shit lowlife. :down:

Hardrock, you were present how was Gaandi?
Nah Brah, I live in U.S but I wished I was there......MVP is starting to sound like a house nicca AKA dhabaqodhi, I read some of his recent postings :down: