Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

hanqadh this is what you said

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30806
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

hanqadh this is what you said

Postby Khalid Ali » Thu Jul 01, 2010 2:25 pm

Really i dont care as long as they dont hand over my peeps and as long as they dont force anyone into accepting this concept of Somaliland ex. Sool,Sanaag,etc.
But it happens to be that without Sool,Sanaag and Awdal there is no Somaliland recognition bid? Good luck to them.

sxb handing over somali residents who live in somaliland to Ethiopia is not something we proud of and our elders made it clear long time ago

Any how as for the Sool and sanaag they are part of somaliland no one is forcing any one.
watch this
This is sanaag ceerigabo Do they look like they are forced

This is borama awdal

THis is laascanood sool Kulmiye supporters
[youtube]vuerINIG_Hs&feature=player_embedded[/youtube]

No one is forced sxb
ka waran ciise and isaaq haday yidhahaan anagu ma nin reer ogadeniya but their land is part of that land wa inay wax la qeybsadan walalhooda halka dagan

User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: hanqadh this is what you said

Postby hanqadh » Thu Jul 01, 2010 3:42 pm

Waan fahmay sxb laakiin my point is there are people who oppose Somaliland in those regions, so its upto Somaliland to convince reeraha meeshaa degan to accept the Goverment.If they dont then theres no point of trying to violently achieve your objective by pushing people out.

Hada if Somaliland was a recognised state, I would say you have no choice dadka wax la qabsada but meesha dowlad Somaliyeed baa taala oo calan leh oo dadku sool iyo sanaag in badan rabtaa and as i said haday dadku aqbalaan wax hadal oo meesha yaalana jirin.

Waa runtaa haday Ogadeenia xortahay ninka Ciise ama Isaaq waa inuu la qeybsado dadka dhulka iyo Dowladaba, laakiin imagine haduu dhulka Somaliya ka mid ahaa Somaliya ka bacdii markuu burburkii dhacayna laguu dhawaaqo Ogadeenia.ka bacdina la dhoho dhulka Ogaden Hawd iyo Reserve area ee Ogadenia waa hal wadan waa in la aqbalo, dabadneedna ninka Ciisuhu ama Isaaq yidhaahdo waar anigu waxaad sheegaysid garan maayo ee anigu Somaliya ama Somaliland baan ahay...dadka miyaa lagu qasbi markaa waa in si kale lagu soo jiito.

So haday ragaas Aqbalaan Somaliland waa absolutely fine guuleysta hadii kale dadka ha la daayo oo aayahooda ha ka tashadaan iyagu, oo afti ha laga qaado.

koohi
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 368
Joined: Sat Aug 01, 2009 6:02 pm

Re: hanqadh this is what you said

Postby koohi » Fri Jul 02, 2010 10:12 am

soomaalidu waxay garan laayihiin ilaa maanto oo ay bilaa qaran yihiin in kabadan 20 sano in qarannimo iyo qabyaalad ay is buriyaan meelna wada imin karin. taa waxa ka daran waxa loo wada ololaynayaa in deegaanka soomaaliyeed la kala googooyo magacyo qabiilna loo bixiyo ama magacdii gumaysigu ku kala qaybiyey la wato sida Somaliland, Ogadania etc.. , qarannimo soomaali wada yeelato aanay u bislayn umadani. waxaasina waa jaahilnimo iyo garasho la'aan.
war aduunku qabiil ma yaqaan lamana macaamilo ee dawlad iyo qaran ayuu la macaamulaa wax mucaawino ah oo haba yaraatee lagugu siinayo ma jirto adigoo dhu yar ootay oo yidhi waxa nala yidhaa reer-land.

hanqadh,
adu somaliland intaad iska dhaaftid waxad samaysaan koonfurtaa gubanaysa dawlad iska dhaafe maamul yar ka dhisa nabadna ka dhaliya, anna waxaan idin tusayaa dadka land landka sheeganaya iyagoo cidina la hadal inay xamar wada iman doonaan.

User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: hanqadh this is what you said

Postby hanqadh » Fri Jul 02, 2010 12:23 pm

Koohi waa runtaa fikradaa ma diidani, anigu waxaan kaalid u sheegay war somalilaan hadaad rabtiin idinku dee qof idin hor istaagsan baana jirin laakiin intaad raadinaysiin ictraaf dad raba inay somaliya ka mid ahaadaan baa Joogeeee ha afduubanina.

waxaan horta aaminsanahay Somali dhamaan in hal calan haday suurta gal noqoto inay maalin uun ku wada dhaartaan, waa riyo aana hada la rumeysan karin laakiin fundementally waa aamin aan qabo.Somalilan iyadu fursad bay haysataa oo maanta iyadaa dadka dhex dhigi karta nabad oo in badan soo celin karta kartidii dowlada somaliyeed, laakiin iyagay ku xidhan tahay.Anigu hadaan Ogadenia ahay waan qirtay inaan magac gumeysi wato laakin waxaan ku dhaartay inaan la diririo magacaas, maalintaan xor noqdana shacabkeygu magucuu rabo dooran.

Somaliyaa loo yimid, Koohi in yar isug Libooye ilaa Kismaayo maamul xalaal ah baa ka dhalan wakhti aad u dhow.

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30806
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: hanqadh this is what you said

Postby Khalid Ali » Fri Jul 02, 2010 12:33 pm

Hanqadh shacabka somaliland way go aansadeen somalilandnimadooda , Somaliweyn wey tijaaabiyen wey ku dayeen wey shaqeyn weyday marka wax shaqeyneyo ayaa la sameyaa marka ugu horeyso., Anigu hada ku odhan mayo reer ogadenia qaar ba diidan halganka oo rabba inay xabashi ka mid ahaadaan shacab ba jira shacabkuna majoritigysu wuxu rabba inu ka xoroobo Xabashida marka dee wa shay aad u qurux baddan inkastow ay jiran shakhsiayad Ethiopianka u adeega taasina , dadka masirkooda lugu xidhi mayo, Somaliland na wa sidaso kalle wa umad tashaday oo hanaanki dawladinimo dimuqradiyad iyo nabbada qarrankooda ka shaqeye, Anigu xita waxan aminsanahay haday ogadenia xorowdo inanay somaliya wxba ku darsanayn adigu na waad ogtahay aniguna waan ogahay , marka maxaynu iskugu walayna somali Siyasadeed oo aaan jirin?
Somali wa umad geeska afkrika ku dhaqan oo dallal fara badan dagan Djibouti Somaliland Ogaden Somalia.
maha wax aynu siyasada ku walaqno

User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: hanqadh this is what you said

Postby hanqadh » Fri Jul 02, 2010 1:09 pm

Horta waa run aad bay u adag tahay in Somaliya hal maamul ka dhalan karo.Hada waxaad is bar bar dhigtay kuwa gumeysi Itoopiya u adeega iyo dadaka Somalilaan diidan.Horta waa tusaale daciif ah maxaa yeelay Somaliya ma aha dowlad Kiristiyaan ah dadkana xoog ku heysata, xasuuq iyo boob'na u geysatay.Waa dad walaala ah oo Siyaasad isku af-garan waayay markii dambena dagaal kala dhex galay.

Sideedaba anigu waxaan ku idhi wixii Somalilaan isku raaca waa arin la gartay kii diidan dee ha la daayo maxaa yeelay laba dowlad oo midba isku jiidh yihiin buu kala doortay.Ka Xabashi doorta laakin kurkaa loo dheerayn.

oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: hanqadh this is what you said

Postby oldenglish » Fri Jul 02, 2010 1:16 pm

Sanaag is not a part of Isaaqland- bring sandaaqs to places your not welcome doesnt make your movement anything.

I was in Sanaag 2010- After the SNM this whole Somaliland thing is as much as a Ogaden being Pro-Amhara as a Warsangeli being pro-Isaaq. Doesnt happen, Maakhir forces are stationed and have raided Western Erigavo throughout the 90s,20s.

And like the Amharas we will slaughter these Idoors. The difference is Amhara are dawlaad and iidoors are weak little shits with weapons they made off with from the goverment. Will easily crush them in the coming days when Erigavo is completely seized.

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: hanqadh this is what you said

Postby The_Emperior5 » Fri Jul 02, 2010 1:20 pm

One question For you where is right now
Suldan sicid
Suldan cabdisalaan
Suldaan Maxamuuud
Suldaan Cali shire

Oldenenglish what about ceerigaabo who are these people celebrating for kulmiye isnt that sanaag?

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: hanqadh this is what you said

Postby The_Emperior5 » Fri Jul 02, 2010 1:25 pm

Horta waa run aad bay u adag tahay in Somaliya hal maamul ka dhalan karo.Hada waxaad is bar bar dhigtay kuwa gumeysi Itoopiya u adeega iyo dadaka Somalilaan diidan.Horta waa tusaale daciif ah maxaa yeelay Somaliya ma aha dowlad Kiristiyaan ah dadkana xoog ku heysata, xasuuq iyo boob'na u geysatay.Waa dad walaala ah oo Siyaasad isku af-garan waayay markii dambena dagaal kala dhex galay.

Sideedaba anigu waxaan ku idhi wixii Somalilaan isku raaca waa arin la gartay kii diidan dee ha la daayo maxaa yeelay laba dowlad oo midba isku jiidh yihiin buu kala doortay.Ka Xabashi doorta laakin kurkaa loo dheerayn.

maya imaad fahmin waxan ka hadlayey ideology ahaan like precentage dadka Diidan Somaliland iyo dadka diidan Ogadenia ma fahantay kama dawdo ideology ahaan inay isku mid yihin , Eeg dadka reer somaliland qarranimadooda ayey aad u jecelyihin oo ay u so halgameen xornimo mar ay ka qaateen ingreeska oo ay dagaalo fara badan u so mareen dabeedna ay u sacfrefisegereyen Somaliya oo aan sidu anu ugu hambeyney noogu hambeyney marka wanu tashanay qarranimadayadi lixdanki banu la so noqonay, Horta kuwa somaliya jooga hada ba wax bay leeynayan marka wax wanaagsan halkasi kama so socdaan meel la isku gaaleynayo. cuqubba ka socotta, oo uumadda diniyan loo leynayo. ilahay ba naga badiyey oo calan iyo qarran na siiyey :sland:

oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: hanqadh this is what you said

Postby oldenglish » Fri Jul 02, 2010 2:27 pm

Show me a pro-SNM Warsangeli and I will show you a pro-Nazi Jew. Emperior stay on your side and your people wont have no problem.

The day of any recognized SNM within the TFG or a legit Somalia gov is the day Somalia has declared war with Warsangelis. Joining Puntland was a choice and if Somalia balkanizes we will leave as independent Maakhir.

Its already been or birth right to re-start the wars and if Habarland starts up will have no other way but to finish it.

oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: hanqadh this is what you said

Postby oldenglish » Fri Jul 02, 2010 2:29 pm

Sanaag is not a part of Isaaqland- bring sandaaqs to places your not welcome doesnt make your movement anything.

I was in Sanaag 2010- After the SNM this whole Somaliland thing is as much as a Ogaden being Pro-Amhara as a Warsangeli being pro-Isaaq. Doesnt happen, Maakhir forces are stationed and have raided Western Erigavo throughout the 90s,20s.

And like the Amharas we will slaughter these Idoors. The difference is Amhara are dawlaad and iidoors are weak little shits with weapons they made off with from the goverment. Will easily crush them in the coming days when Erigavo is completely seized.

One question For you where is right now
Suldan sicid
Suldan cabdisalaan
Suldaan Maxamuuud
Suldaan Cali shire

Oldenenglish what about ceerigaabo who are these people celebrating for kulmiye isnt that sanaag?

You answered your own question :arrow:

User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: hanqadh this is what you said

Postby abdalla11 » Mon Jul 05, 2010 10:59 am

Khalid is right, sland didn't force anyone to join them, they just played politics :|

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30806
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: hanqadh this is what you said

Postby Khalid Ali » Tue Jul 13, 2010 10:16 am

Khalid is right, sland didn't force anyone to join them, they just played politics :|

indeed we are great

User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: hanqadh this is what you said

Postby abdalla11 » Tue Jul 13, 2010 1:10 pm

Khalid is right, sland didn't force anyone to join them, they just played politics :|

indeed we are great
lol dad iyago bacdooda sita bay ku yimadeen, you did nothing. How´s isaaqland doing after being 8 years a guest in your own house?lol

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: hanqadh this is what you said

Postby The_Emperior5 » Tue Jul 13, 2010 1:15 pm

hahahaah being a guest in your own home its all good we are having 15 ministers new cabinet, kuwan hartiga somaliland na anagau awal af naqaney, ma awal bay reer mudug afgaranayeen :lol:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests