


True, well saidTop 5 somali poet baaa ii muuqda, ragaasi waa ragii soomaali baray gabayga iyo sida loo gabyaba..

Do you guys agree
in that particulair order waliba
Raage ugaas
Ina abdilla xassan
Qamaan bulxan
Cali beenaley
Xarbi dheere



here is my list of Somalia's Hall of Fame of Suugaanta![]()
1. Sayid without doubt
2. Raage Ugaas
3. Dhoodan
4. Cali Dhuux
5. Salan Carabey
6. Siciid Qamax





Siciid.. Buugii waan hayaaye, Maa kuu soo copy gareeyaa, Mise Xkeyse wuxuu edit gareeyay baa kugu filan... Labadaas mid ii sheeg?sxb that poem has nothing to do with Idoor, gabaykasta oo ogaden ah ma idoor ba ku jiira?
, it was about when Xarbi Dheere & Qaman Bulxaan where competing which Qaman Bulxaan replied with in response to Xarbi Dheere.
Raggi Qoraxay qalaafoo jiroo
Qamaan u hormood yaahan nahaye
Daraawiish raggii ka diiday colkoo
Dagaal ka horjeediyaan nahaye
Ragaan ka baqayn balaayada oo
Badheedh u beer dhigaan nahaye.
Sidii ololka iftiin badanow
Caarshow wiil amiiraad tahaye
Sidii onkodkii arkaa baxayaa
Dhaandhaamo afkoodii weeyaan
Daraawiish raggii ku duuli jiroo
Deldeler doorarkoodii baanu nahay
Taleex ninka degay ku deyn meynee
Annana waan ku daafacaynaa
Inu Xarbi xoolo gabay cuno
Xalaalnimo kuma istaahilo
Ninkii cududlaa ciyaari karee
Caleen iyo ubax carfoon badanbaa
Caarshoo mudan caawa loo sidaye
Ninkii calan le baa caweyn karayee
Ingiriis cududiisu weynaa
(Taariikhiyo Maanso)
Muqdisho: Axmed Cabdi Heybe 1980.

Return to “Ogaden - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 3 guests