Inside sources: Ibrahim Dheere Ambassador to Kuwait?
Posted: Sun Aug 29, 2010 1:39 pm
Ibrahim Dheere oo lagu wado in loo magacaabo safiirka Itoobiya ee dalka Kuwayd
Aug 29, 2010 (QOL) Wararka naga soo gaadhay Magaaladda JigJiga ayaa sheegayan in Ibrahim Dheere oo gudoomiye u ahaan jiray Ururkii Bur-Buray ee Al Itaxaad markii dambana la baxay Somali Galbeed lagu wado in loo magacaabo safiirka Itoobiya ee dalka Kuwayd, ilo xog-ogaal ah oo ka agdhow Ibrahim Dheere ayaa sheegaya in loo magacaabayo safiirka Kuwayd arintaas oo aan wali lashaacinin ayaa lagu wadaa in todobaadkan soo socda la shaacin doono.
Qorshaha Itoobiya oo ah in ay kala fur-furto kooxda Ibrahim Dheere ee isu dhiibtay gumaysiga Itoobiya ayaa la sheegaya in ay xilal kala duwan u magacowdo arintaas oo ay cadayn u tahay ciidankii yaraa ee ay la tageen oo lagu wareejiyay malayshiyadda Hawaarinta.
Magacaabista Ibrahim Dheere & wixii ka soo kordha kala soco Qorahay Online
Qorahay Online