
Qabridahar oo lagu martiqaaday Tagsiilayaasha San Diego iyo qaar la socda
(ONA)-Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Qabridahare ee gobolka Qoraxey ayaa lasoo sheegayaa in Schooladii kuyaalay magaaladaas laxaaqayo oo loo diyaarinayo kooxda dabaqoodhiga doolka ah oo shir loo qabanayo kuwaasoo labarayo qaabka dadkooda dhiigiisa loo cabo. Waxaa kaloo wararku intaa kudarayaan in shacabka gobolka Qoraxey lagu khasbay inay keenaan xoolihii lagu marti soori lahaa dabaqoodhigaa doolka ah, waxaana lagu amray shacabku inay keenaan 120 halaad oo geel ah loona kala qaybiyey, Shilaabo 30, Shaygoosh 30, Qabridahar 30, Haarcad 30.
Dabaqoodhigaas doolka ah ayaa kabaxaya wadamo kala duwan, hadaba waxaan waraysanay dad xogogaal ah oo noo sheegay qayb kamid ah dabaqoodhigaas oo kabaxay Magaalada San Diego ee cariga maraykanka, dadkaasi oo shacab re Ogadenia ee magaalada dagan ay ugu yeedhaan xaar-wayaane, waxaa kujira dad dib looga sii gadey tigadhadii uu soo diray duligii ina iley ahaa, wararku waxay intaas kudarayaan kooxdan kabaxaysa San Diego waxaa ka mid ah;
Abdiwali Abdi Haybe
Tagsiile Shire Abdi Gaboose
Tagsiile Ahmed Mursal
Tagsiile Abdixared Mahamed
Shaqalaawe Asad Mahamud Haybe
Tagsiile Mahamed Sh Xirsi
Tagsiile Ahmed Cisman Qaadi
Tagsiile Dhagarbuur.
Tagsiile Anas Abadirisaaq
Tagsiile Abdisamad Ibrahim Qadiid
Qaad-wale Jamaal Yow
Shaqalaawe Mahamed Hiirad
Iyo qaar ilaa hada laqarinayo oo ayna soo shaac bixinin, dadkaan meesha ku qoran ayaa u safraya sidii ay dadkooda dhiigiisa u cuni lahaayeen. Waxaa laga soo sheegayaa inay kutala jiraan siday ina iley iyo maamulka uga hoos guuri lahaayeen, halkaasoo lafilayo inuu ka bilowdo dabeecadihii lagu yaqaaney dabaqoodhiga doolka ah iyo dhiigyacabka joogtada ah ee uu maamulo dhiigyacabka ina iley oy mar walba iskaga hor yimaadaan.
Hadaba kooxdan ayaa sheegeysa inayna hubin inuu imaandoono shirkaas Dambiile Saalixu-diin Macow oo mar wax laga waydiiyay arin kusaabsan ina iley uu yidhi ha'i weydiinina arimahaa.
http://www.ogadentoday.com/news.php?rea ... c_start=10




