I can not reveal more than what is been posted in this below article but I can tell you, this is a major milestone. Jubba residents have determined what directions they want their state to take and that they are in charge of their destiny. All thanks to bipartisan co-operation between the current TFG MPs from Jubbaland & the traditional Jubbaland leaders, also unmatched support across the tribal lines so it is time for us the citizens of this region to acknowledge all the leaders that stood up for justice and equality for the Jubba state. My fellow Jubbalanders, we can finally harvest the fruits of our labor.
Shir Aad u muhim ah oo ku saabsana arimaha Jubooyinka iyo Gedo ayaa lagu soo gaba gabeeyaya hotelka caanka aha ee Nomad Place hotel Nairobi.
Shirkaan ayaa socday mudo labo maalmood waxaana kasoo qaybgalay dad kor u dhaafay ilaa 300 oo qof. Ka qaybgalayaasha ayaa waxaa kamid ahaa:
* Prof mahamed Cabdi Gaandi wasiirkii hore ee gashaandhiga ahna hogaamiyaha barnaamijka Jubooyinka &Gedo.
* Wasiirka gaanshaandhigga Dowlada Soomaaliya Mudana Abuukar Abdi Osman (mardaad)i.
* Dhamaan Golaha Guurtida Jubooyinka iyo Gedo,Maamulka Jubooyinka iyo Gedo Culumaaudiinka jubboyinka iyo Gedo,Aqoonyahanka Degaanka. iyo dhamaan Ururradda bulshada Qaybaheeda kala duwan.
Xogwaraysi iyo dood dheer kadib waxaa la go aansadaday qodoba dhowr ah waxaana kamid ahaa
1.In goballada jubooyinka iyo gedo laxoreeyo.
2.in maamul goboleed loo dhiso Jubooyinka iyo Gedo.
Dhinace kale kasoo qaybgalayaasha shirkaasi waxay umahad celiyen dowladda kenya dhabar adeegga ay u muujisay barnaamijkan jubooyinka iyo gedo oo maanta ka taaba galay dhanwalbo iyo soo dhowayntii ay soomaalida soo qaxday soo dhowaysay ilaa 1991.hadalada muhimka ah iyo masuuliyiinta meesha kahadashay madasha waxaa ka mid ahaa
Prof mahamed abdi gaandi hogaamiyaha barnaajika Jubooyinka iyo Gedo.
Wasiirka gaashaandhiga soomaaliya mudane Abuukar mardaadi oo ku hadlayayay macaga dowladda.
Sh.khaliif guure gudoomiya guurtida jubbooyinka iyo gedo magaca guurtida kuhadlay.
Mudane Haajir Bile Sugaal oo ku hadlay magaca maamulka jubooyinka iyo gedo ahna gudoomiyaha Gobolka jubada dhexe.Halkaan waxaad ka dawan kartaa sawiradii shirka socday labada maalmood.
Pictures:
Day 1:
http://s1038.photobucket.com/albums/a46 ... =slideshow
Day 2:
http://s1038.photobucket.com/albums/a46 ... =slideshow




