
Cida galey baa Kadambeyse SomaahaWar nimankii ciidi la laayay wax war´ah ma ka haysaa.
3 baa ilma aderadaa ahaa baan maqlay e
ilahay hau naxariisto e.


Yeah but Cidagale did something very wrong.Melez zanawi ba rabba inu dadka deegaanka iska hor keeno si u kursigisa u si haysto degaanka somaliduna gacanta ugu jirto , wuxu is leeyahay sheekadu qabil ha isku rogto , laakin u surtoobi meyso.

War Idoorkii(Ciidagale) bay Xabashidu soo hubeysay 7 waa Guleed Alamagan, 2'na waa waa Reer Afweyne Iyo Reer Caligaab.
Guleed alamaganku waxay u badan yihiin reer Xandun iyo reer Jiisow(Fiqi-Cigaal).Salaadii Ciida iyadoo lagu sii socdo bay weerar soo qadeen oo shantii hore ku dileen meel ceel iyagoo wayso ku jira, nimanku mayna xitaa ciidin oo salaadii waxay u gooyeen aar-goorsi baa u cadaa.
Guleed Alamagan hub uruursi bay Ku Jiraan Iyagoo dulaan qaadaya bay Xabashidu tidhi car dhaqaaqa, waxaad tihiin shifto waxa dadka laynayana waa Jabhadiina, Reer- Isaaq hadaad tihiina waa la idin cidhib tirayaa gabi ahaanba.Reer Cali waxay Yidhaahdeen Xabashi Iyo Idoor isa soo raaca, dagaal baa naga dhaxeeya.Kolay hada waa lagu kala dhex Jiraa, haduuna Xeerku Shaqeyn dagaal balaadhan baa meesha kasoo ifaya.

ONLF has always been staying out Qabiil wars and always comes between the two beel, waligeed xitaa A.K mayna siin beel Ogadeen ka mid ah.Makes you wonder
AUN dhamaan intii dhimatay.


AUN to the dead..![]()
![]()
![]()
This was well planned attack and the motives are clear...wixi dhacayo ha dhaco we will get our revenge billahi tawfiiq![]()
![]()
![]()



Maya maana iloobeene, Intii Awoodaa naga aargooso, Shantii Ogaden ah eed aragtaba madaxa ka toog, Bal sidaa ka waran hadeynu ku heshiino?Miyaad ilowdeen markad Afweyn, Red Berets iyo balaayo uu shaqayn jirteen.Anyhows i don't agree with this latest killings Reer Isaaq - Ogaden & Cidagalle - Garhajis should make peace before things get out of hand.

Return to “Ogaden - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 3 guests