Page 1 of 1

MAXAMED AXMED oo QARXIYEY SIRTI ZENAWI.

Posted: Tue Jan 18, 2011 11:48 pm
by Shift
Maxamed axmed is one of the imposters who claim ONLF baa zenawi la heshiisay,during his bbc interview the reporter asked "from now on will ethiopia arrest anyone under the name ONLF since you are now at peace".Without thinking the truth came out of him and he replied..
"HORTA MAGACA ONLF MARKAAD TIRAAHDO,WAXAA JIRA DAD MAGACAA WATA OO DAGAALAMYA OO GUDAHA IYO DIBADABA HOLA KA WADA". :lol: Keep in mind the whole sharade was to convince people and the world,ONLF and ethiopia are no longer at war,this bafoon couldnt keep the secret any longer :lol: the quetion and the answer start at 3:07.

http://www.bbc.co.uk/somali/war/2011/01 ... onlf.shtml

Re: MAXAMED AXMED oo QARXIYEY SIRTI ZENAWI.

Posted: Wed Jan 19, 2011 1:38 am
by Faranacab
Wuu mahadsanyahay ,,,, for letting the "secret" out... :lol:

Re: MAXAMED AXMED oo QARXIYEY SIRTI ZENAWI.

Posted: Wed Jan 19, 2011 11:37 am
by ina aadan
Somalidu waxay ku mah-mahi jirtay maxay ahayd.

Wiixii uurka kuugu jira marbuu afku kaa xadaa,,,, iyo wax lamida sow ma ahayn.

Marka ha layaabina, afkaa ka xadaye.

Niyow horta isagu ma dadka qurbaha ka tagaybaa.

Re: MAXAMED AXMED oo QARXIYEY SIRTI ZENAWI.

Posted: Wed Jan 19, 2011 12:36 pm
by Shift
Faranacab,waa saa inadeer thanks to him :up:

Ina-adan,
Koleey aniga hadaa iigu horeysa ninkan.

Re: MAXAMED AXMED oo QARXIYEY SIRTI ZENAWI.

Posted: Wed Jan 19, 2011 1:41 pm
by EEGA9
Inkaar qabahana yuu ahaa, dixiri oo dhan baa meesha ordaya :down: