Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Germany: Dhoolatuskii Jaaliyada Ogaden & Dhalanteedkii Meles

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Hard-Rock
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1419
Joined: Sat Nov 18, 2006 8:16 pm
Location: Azania state of Somalia

Germany: Dhoolatuskii Jaaliyada Ogaden & Dhalanteedkii Meles

Postby Hard-Rock » Tue Feb 08, 2011 8:46 pm

Feb 8, 2011 (QOL) Wacdarihi Jaaliyada Soomaalida Ogaadeenya ka dhigeen Germany wuxuu ahaa Taariikh halganka Ogaadeenya baal dahab ah kagashay gumaysiga wayaanahana kureebtay amakaak iyo fajac iyo argagax. Saacadu waxay ahayd 8.00am magaaladu waa Munich wadanku waa Germany goobta banaanbaxa waa barxadda weyn Mariaplatz jawiga waa qobow dhexdhexaad ah dabeel ayaa dhacaysa mar mar, waxaa 9.00am furmaya shirka Amniga Aduunka waxaana kaqeyb galayo madx sarsare oo Caalamka kamid ah.Waxaana dhagayste ahaan codlahayn ka ahaa dhiigyacab Males Sanewi waxana markii danbe diirada lagu saaray kacdoonka shacabka Masar isbadelkii kadhacay Tuunis, iyo go'itaanka Koofurta Suudaan, Yaman iyoIitoobiya saamayna ay ku yeelanayso isbadaladaas, amniga waxaa sugayay boqolaal Booliis ah.
Hadaba Jaaliyada Soomaalida Ogaadeenya ee Yurub ayaa mar key kawar heleen in Males imanayo shirka kumanaan kun KM soo jaray qabowgan dhacaya si aduun weynaha iyo madaxda iyo saxaafada caalamkaba indhahooda ugu jeediyaaan wadanka Ogaadeenya codkaadana ku difaacaan dalkooda iyo dadkooda una fashiliyaan gacan kudhiigle Males oo shirka goobjooge ka ahaa.

Waxaa raxan raxan isaga horimaanaya dad xamaasadeesan Calanka Ogaadeenyana ku xardhan aadna isu gacan qaadayo, booradh waa weyn wata halku dhigyadoodu waxaa ka mid ahaa
Furaaha Nabadda Geeska Africa waa Ogaadeenya oo xal waaro loo helo, Ciidamo caalami ah Ogaadeenya halageeyo si shacabka loobdabaadiy, Shacabka Ogaadeenya waa in ayaahooda katashadaan sida Koonfurta Suudaan, Males iyo maamulkiisa ayaa ka masuul ah xasilooni darada Geeska Africa, Males waa danbiile waa in lasoo qabtaa cadaaladda lahorkeenaa, Ogaadeenya ha Xorowdo gumaysiga hadhaco,iwm. Saxaafadda aduunka iyo wufuudaba waxaa aad usoo jiitay xamaasada iyo dhawaqa mudahaaradayaasha Calanka Ogaadeenya ayaa kaqabsaday barxadda weyn ee Mariapltz goobta banaabaxa TV yada caalamka ayaa live u tabinayay bananbaxa Calanka Ogaadeenya ayaa shaashadaha aduunka qabsaday. Malez iyo gacan yarayaashiisii Ruwaayadey jilayeen ee ahayd qurbaha nabad ayaa laga qaatay ayaa isla soo gurtay weji gabax iyo mooraal xumo iyo cashar lama ilaawaan ayuu kala kulmay Germany, gacanyarihiisana Ina Ileyna safaarada Londan ayuu go'doon ku ahaa maalintaas.
Waxaa wufuuda shirka iyo saxaafada caalamkaba loo qeybiyay boqolaal qoraalo ah kana turjumaya xaaladda qalafsan ee Ogaadeenya kusugantahay dhinacwalbo markuu banaanbaxa gaba gaba ahaana waxaa lagu bixiyay qoraalkii rasmiga ahaa ee umaddda Ogaadeenya ugu tala gashay shirka waxana gacanta laga saaray ciday khusaysay jawaab rasmina waa lagasugayaa
jaaliyadaha Soomaalida Ogaadeenya ee Yurub oo ah jaaliyado aad udhisan bisilna diyaarsanna dhanwalbo ayaa horay ooga soo xidhay albaabada dublumaasiyiinta Yurub iyo xarumaha aduunka ee Yurub ku yaalo gumaysiga wayaanaha mar walibana u taagan fashilinta qorshaha cadowga ee qurbaha kuwajahan.

Dhamaan Jaaliyaadka Ogaadeenya ee ka hoolgala Qaaradda Yurub waxaan leenahay Hambalyo hambalyo Hambalyo halkaas kaga haya wakhtigisii ayaa dhacaya Gumaysiga & wixii Hankool u ah ee daba socda waxaana mar aan fogayn si rasmi ah Calanka Ogaadeenya looga luli donaa halkuu xaqa u lahaa Ogaadeenya.

Image
Image
Image
Image

User avatar
Hard-Rock
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1419
Joined: Sat Nov 18, 2006 8:16 pm
Location: Azania state of Somalia

Re: Germany: Dhoolatuskii Jaaliyada Ogaden & Dhalanteedkii M

Postby Hard-Rock » Tue Feb 08, 2011 8:48 pm

I have to say, Jaaliyada Ogaden in Europe are the most organized group in the Diaspora. They make us all proud, keep up the good work :up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests